|
Wararka
-
Siyaasiyiinta Somaliland Ee Ku Sugan Muqdisho oo Qaadacay Doorashada Guddoonka Guddigaas
M Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee ku sugan Muqdisho ee uu hogaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi, ayaa shaaciyey inaanay qayb ka ahayn doorashada guddoonka guddigaas ee...
Wednesday, August 4, 2021
-
Axmed Yuusuf Yaasin oo Soo Jeediyay In La Sameeyo Xeer Xakameeya Madax-dhaqameedka
Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay ku eekaadaan xilka iyo masuuliyadda loo doortay, siyaasaddana aanay faraha la soo galin, waxaanu ku baaqay in ...
Wednesday, August 4, 2021
-
EX. Xildhibaan C/qaadir Xaamud Oo Ka Hadlay Ficillo Guracan Oo Shalay Kula Kacay Xoghayaha G.Wakiiladu
Home Latest News
Latest
EX. Xildhibaan C/qaadir Xaamud, oo ka mid ahaa mudaneyaashii hore ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedaymo u jeediyay xoghayaha golahaasi C/rasaaq Ayaanle.
Waxaanu shee...
Wednesday, August 4, 2021
-
Maxaad Kala Socotaa Musuq Maasuqa Dul Hoganaya Maareeyaha Madbacadda Qaranka Somaliland
Madbacadda qaranka Somaliland oo soo shaqaynaysay muddo aad u dheer ayaa la aasaasay sanadkii 1997-kii xiligaasi oo sababtii loo keenay sameeyay ahayd baahi weyn oo uu qaranku u qabay.
U jeedadii ugu weynayd ee ...
Sunday, August 1, 2021
-
Laascaanood: Badhasaabka iyo Maayarka Oo Ka Hadlay Dilka Guddoomiyihii Komishanka
:Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood ayaa ka hadlay dilka guddomiyihii komishanka doorashooyinka gobolka Sool marxuum C/laahi Laba-gole, oo xalay ay dabley hubaysani ku dileen magaaladda Laascaanoo...
Sunday, August 1, 2021
-
Dugsi Ay Hirgelinayso D/Hoose Ee Gabiley Oo La Dhagax Dhigay
Badhasaabka C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, iyo maayarka degmadda Gabiley ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay dugsi waxbarasho oo hoose dhexe oo ay dawladda hoose ee Gabiley hirgelinayso.
Dugsigan...
Sunday, August 1, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Oo Daah-furay Mashruuca Dar-dargelinta Addeegyadda caafimaadka Ee Maanka
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay mashruuca dar-dargelinta addeegyadda caafimaadka ee Maanka ama Maskaxda.
Kulankaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda c...
Sunday, August 1, 2021
-
Golaha Guurtidda Oo Warbixino Ka Dhegaystay Guddi-hoosaadyadda Golahaasi
: Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayay xildhibaanadu warbixino ka dhegaysteen qaar ka mid ah guddi-hoosaadyadda golahaasi oo kulamo la soo yeeshay masuuliyiinta xukuumadda qaarkood.
Fadhigaasi oo...
Sunday, August 1, 2021
-
Cusbitaalka Boorama Oo La Gaadhsiiyay Mishiinka Lagu Sifeeyo Kelyaha
Home Latest
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama ku wareejisay mishiinka lagu sifeeyo Kelyaha oo ay wasaaradu soo iibisay.
Waxaana mishiinkaasi lagu wareejiyay a...
Sunday, August 1, 2021
-
Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi
Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxaa ay eedaymihii ugu cuslaa u jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi.
Waxaa...
Thursday, July 29, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|