|
Wararka
-
Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Dib Loogu Celinayo Wasaaradii Iyo Eedaha Ay Qaarkamid ah Xukuumadu Wali Ujeedinayaan Gudoomiyaha Khaliif!
Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Dib Loogu Celinayo Wasaaradii Iyo Eedaha Ay Qaarkamid ah Xukuumadu Wali Ujeedinayaan Gudoomiyaha Khaliif!
...
Wednesday, August 11, 2021
-
Buuhoodle: Go’aamo La Soo Saaray Heshiis Laba Beelood
Waxaa maata go’aamo laga soo saaray heshiis nabadayn ahaa oo muddo u socday beello wada degga gobolka Buuboodle.
Shirka nabadaynta ahaa ee lagu heshiisiinayay labadaa beelood ayaa ka socday degmadda Qorilugud...
Wednesday, August 11, 2021
-
Oodweyne: Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Oo Kumanaan Geel ah Talaalaysa
Wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland ayaa maanta gobolka Daad-madheedh ka bilawday olole Geella lagu tallaalayo.
Barnaamijkani daawaynta Geella ayaa saaka si rasmiya uga bilaabmay afarta degmo ee ugu...
Wednesday, August 11, 2021
-
Xildhibaan Cumar Jaamac Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee UCID
Guddiga fulinta ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID ayaa xoghayaha guud ee xisbigaasi u doortay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax.
Kadib kulan ay shalay xarunta dhexe ee xisbiga UCID ee magaaladda Hargaysa...
Wednesday, August 11, 2021
-
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyay In La Isticmaali Karro Lacagta $50 Ah
Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdadi), ayaa shaaciyay in si rasmiya loo isticmaali karro kontonka dollar ee lacagta Maraykanka ah.
Kadib muddo dhawr bilood ah oo uu hakad ku jira...
Wednesday, August 11, 2021
-
Siday U Dhacday Bixintii Lixdii Qandaraas Ee D/Hoose Ee Gabiley Ay Baahisay
Marka hore waan idin salaamaya dhamaan dadwaynaha reer Gabiley waxaan jeclaystay inaan dadwaynaha reer gabiley la wadaago qaabka loo bixiyay mashariicdii lixda ahaa ee ay dawlada hoose ee gabiley baahisay markii...
Tuesday, August 10, 2021
-
Natiijooyinka Doorashooyinkii Ka Dib Maxaa La Gudboon Madaxweyne Biixi iyo KULMIYE
Sideynu la socono 31 May, waxaa dalka ka qabsoomey markii koowaad doorashooyin isku sidkan ee Goleyaasha wakiillada iyo deegaanka, taas oo guud ahaan jewiga nabad galyo ku dhacdey, dalka oo dhan si qurux badan m...
Tuesday, August 10, 2021
-
Nairobi: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tegay Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta si maqaam sare ah loogu soo dhoweeyey dalka Kenya, waxana magaalada Mombasa wadahadal kula yeelanayaa madaxweynaha Kenya...
Tuesday, August 10, 2021
-
Soomaaliya oo Duullaan Cusub ku soo Qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland
Waa Duullaan ay hor-kacayaan dano siyaasadeed oo u adeegaya gacmo-shisheeye oo liddi ku ah guulaha is-daba joogga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay oo sababay inay yeelato cadow badan, ha noqdaan ku...
Tuesday, August 10, 2021
-
Maamulka Degmadda Tog-Wajaale Oo Tallaabo Ka Qaaday sarifleyaasha
Maamulka degmadda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley ayaa tallaabo ka qaaday sarifleyaasha magaaladaasi.
Kadib markii maalmahan ay bulshadda iyo ganacsatadda magaaladaasi ka cabanayeen sicir barar saameeyay maciish...
Tuesday, August 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|