|
Wararka
-
DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan.
ayaaDAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan. khudbadii maanta ee salaada jimce kaga hadlay fadliga ku jira soonka maalmaha 9aad iyo 10aad ee bisha cashuura,
HALKAN KA DAAWO M...
Friday, August 13, 2021
-
Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha Uga Yeedhi Doonaan
Xildhibaan katirsan mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada maxamed kood buur shine ayaa booqday dugsga waxbarasho ee maxamed mooge kaasi oo ay ka muuqato dayac isagoo eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada waxbarashada oo ku fash...
Friday, August 13, 2021
-
Shirkada Somtel Oo Maagalada Gabiley Ka Daahfurtay Barnaamijka Abaalmarinta 10000kun
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line...
Friday, August 13, 2021
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Boorama Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed!
Maamulka dawlada hoose ee degmada boorama oo uu horkacayo maayarku ayaa saaka fuliyay olole lagu nadiifinayo magaalada laguna ururinayo qashinka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Thursday, August 12, 2021
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno kale!
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line...
Thursday, August 12, 2021
-
Amisom Oo Sheegtay In Baadhitaano Ku Samaynayso Dad Ciidamadeedu Ku Laayeen Gobolka Shabeelaha Hoose
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo dhacday deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Dadka shacabka ah ee ...
Thursday, August 12, 2021
-
DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Guulihii SNM!
-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) oo kamid ah saraakiishii bud dhiga u ahayd hlagankii jabhadii SNM Ku xoraysay gayiga Somaliland ayaa ka waramay taariikhda muj lixle alle ha,unaxariistee iyo qaabkii uu ujabiyay jeelka m...
Thursday, August 12, 2021
-
DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Maqaaxida Inanta Oo Siwayn Uga Cawday Dhul Boob Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Xildhibaan Hore Iyo Baaq Ay Udireen Madaxwayne Biixi Iyo Maayarka Caasimada!
“Maayarka Caasimada Waxaanu ka codsanayaa In Uu Deg Deg Noosoo Gaadho,Nagana qabto dadkan magacii dawlada hoose ku shaqaynayna ilayn magaaladu laba Maayar Ma lahee”Dadwaynaha Makhaaayada Inanta.
HARGAYSA(W,N)-Dadwayaha ku ...
Thursday, August 12, 2021
-
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Sheegtay In Ay Maxkamada La Tiigsanayso Siciid Maxamuud Gahayr,Muxuuse Ka yidhi Abwaanku!
Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa dacwad kusoo oogray abwaan macalin siciid maxamuud gahayr oo kamid ah dadka udooda bulshada iyo ardayda ka cabanaysa waxbarashada
Sidoo kale abwaan siciid maxamuud gahayr ayaa ka hadlay dac...
Wednesday, August 11, 2021
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo War Kasoo Saaray Barnaamijkii Nala Qurxi Magaalada Iyo Qaabka Uu Usoconayo!
Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa ka warbixiyay olohii ay dawlada hoose waday ee muwaadin nala qurxi magaalada ee dhagxaanta magaalada lagaga ururiyay
Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa sheegay qa...
Wednesday, August 11, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|