Kenya oo Somaliland Ka Caawinaysa Tayeynta Waxbarashada
Dowladda Kenya, ayaa waxaa ay dowladda Somaliland markii ugu horeysay ka caawinaysaa dhanka Waxbarashada.
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo Wasiirka waxba...
Maayarka Baligubadle oo Xukuumadda Dhexe Bogaadiyay
Maayarka degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd Maxamed Cabdi Maxamuud (Shiine), ayaa xukuumadda dhexe ee Somaliland ku bodaadiyay in ay dawladaha hoose ee dalka u sii daysay kabka ay siiso.
Lacagtaasi kabka ah e...
Friday, August 20, 2021
Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama
Waxaa maanta magaalada Boorama aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Fannaankii weynaa ee Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere).
Alle ha u naxariistee Fannaan Cabdiraxman Dheere, ayaa waxaa...
Friday, August 20, 2021
Badhsaabka Sool Oo xadhiga Ka Jaray Laba Ceel Biyood+Sawirro
Badhsaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xadhiga ka jaray laba Ceel biyood oo laga hergelliyey deegamada Gol-Janno iyo Shululux ee gobolka Sool.
Munaasibadaha xadhig jarka waxaa badhsaabk...