|
Wararka
-
Khasaaraha dagaalka Afgaanistaan W/Q: Khaled Bihi
April 14, 2021 ayuu sheegay madaxweyanaha Maraykan ku Joe Biden in Maraykanku ka baxayo dalka afgaanistaan, iyadoo taariikhda ka bixidu ay ka bilaabmayso bilawga bisha shanaad ee sanadkan (May 2021), iyadoo la s...
Sunday, August 29, 2021
-
Doonni Siday Qoxoonti Yemeniyiin ah Oo Ku Soo Xidhatay Dekadda Berbera
Dooni siday dad qoxoonti magal geliyo doon ah oo ka soo carraray colaadaha dalka Yemen ayaa galabta ku soo xidhatay dekadda magaaladda Berbera.
Waxaana dadkaasi qoxoontiga ah markii ay Doonta ka soo degeen halk...
Sunday, August 29, 2021
-
AAWO;-Munaasibad Habeenkii Xalay Magaalada Gabiley Loogu Qabtay Haldoor Maxamed Iyo Waxyaabihii Uu Ka Xogwaramay.
Munaasibad loogu magic daray habeenkii gabiley iyo haldoor maxamed ayaa habeenkii xalay lagu qabtay hoolka laybareeriga gabiley taasi oo uu khudbad qiiro galisay iyo xogwaranka heerrarkii aysoo martay noloshiisu ka jeediyay haldo...
Saturday, August 28, 2021
-
Maxkamadda Degmada Ceerigaabo oo Xukunno Kala Duwan Ku Riday 10 Eedaysane
Maxkamadda degmada Ceerigaabo, ayaa waxaa ay xukunno kala duwan ku riday 10 eedaysane iyo saddex gaadhi, oo sifo sharci darro ah uga ganacsanayay dhuxusha dalka.
Waxaana eedaysanayaasha iyo gaadiidkaba lagu soo ...
Saturday, August 28, 2021
-
Awdal: Waddo Laga Hirgeliyay Buurta Siimoodi Oo Xadhiga Laga Jaray
Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo laga hirgeliyay buurta Siimoodi ee gobolka Awdal taasoo dhererkeedu dhan yahay 15KM.
Waxaana Wadadaasi hirgelisay shir...
Saturday, August 28, 2021
-
Madaxweyne Biixi oo Lagu Amaanay Laba Go’aan oo Horleh oo Uu Fuliyay
Madaxweyne Biixi
Muwaadiniin jeelka dhexe ee Hargeysa ugu xidhnaa xukun dhaaf sannado ah, kaddib markii ay dhamaysteen wakhigii ay xadhigooda u cayimeen hay’addaha garsoorku, ayaa laga sii daayey todobaadkii ...
Saturday, August 28, 2021
-
Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Jawaabay Cabasho Uga Timid Qoys Dan Yar Ah
Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Cabdi Axmed, ayaa maanta gurigoodda ku booqday qoys dan yar ah oo degan magaaladda Hargaysa oo dhawaan cabasho la hor tegay xafiskiisa.
Cabashadda qoyskaasi ayaa...
Saturday, August 28, 2021
-
Somaliland oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ka Soo Goostay Puntland
Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay gobolka Sanaag ku soo bandhigtay ciidamo ka soo goostay Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland.
Ciidamadan oo ka soo jeeda deegaanka Badhan iyo deegaanada kale ee bariga gob...
Saturday, August 28, 2021
-
Saameynta Biyo-xidheenka Ethiopia oo Aan Noqon Sidii La Filayay
Home Latest News
Latest News
Saameynta Biyo-xidheenka Ethiopia oo
Biyo-xidheenka weyn ee Ethiopia ay ka sameysay Nile-ka Bulugga ah ayaan sanadkan wax saameyn ah ku yeelan qulqulka biyaha ee Sudan,...
Thursday, August 26, 2021
-
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta oo Diiradda Lagu Saaray Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka
Fadhigii 78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayay madaxweyne ku xigeenka, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...
Thursday, August 26, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|