|
Wararka
-
Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Masuulin Ka Socday UK+ Sawirro
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay masuulin ka kala socday xafiiska horumarinta mashaariicaha dalka UK, iyo shirkada Trade Mark East Africa (TMEA).
Sidaasina waxaa lagu s...
Wednesday, September 8, 2021
-
Sool: Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigtay Harimacad Si Sharci Darro ah Dalka Looga Dhoofinayay
Home Latest News
Latest News
Sool: Wasaaradda
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyigs ee Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigtay afar Harimacad oo ka doonayay in si sharci darro ah dalka looga...
Wednesday, September 8, 2021
-
Dugsi Xukuumadda Somaliland Ka Hirgelisay Laascaanood Oo Wasaaradda Waxbarashadda Lagu Wareejiyay
Home Latest News
Latest News
Maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood ayaa maanta wasaaradda waxbarashadda ku wareejiyay dugsi waxbarasho oo ay xukuumadda Somaliland ka dhistay xaafadda Shac...
Wednesday, September 8, 2021
-
“Sadbursiimada Iyo Sawirkaa Foosha Xumi Wuxuu Ceelalyo U yahay In La Gacan Togaaleeyo Fursadaha Shaqo Ee Soo Baxa Qaranka”.Xoghaye Maxamed Sidiiq.
Warning: Trying to Xoghayaha Arimaha bulshada ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Maxamed Sidiiq Dhame ayaa nasiib Daro ku tilmaamay in haayadaha dawlada qaarkood xilalkooda Loo magacaabo masuuliyiin isku beel ah ismarkaana ay t...
Monday, September 6, 2021
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Amar Faray Badhasaabada Gobolada Dalka Iyo Sobobta!
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin ayaa badhasaabada gobolada dalka ku amray in ay koormeer iyo qiimayn kusoo sameeyay degmooyiinka ay maamulaan iyo sida dawladaha hoose wax uga qabteen,
HALKAN KA DAAWO M...
Monday, September 6, 2021
-
Masuuliyiin Badan Oo Ka Cabsi Qaba Isku Shaandhayn Cusub Oo Kuraastooda Galaafata Iyo Kooxo CV-yadooda La Gaaf-wareegaya Goobaha Madaxtooyada Laga Taageero!
Kadib markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Khamiistii aan ka soo gudubnay si rasmi ah xukuumaddiisa ugu sameeyey is baddal weyn, waxa dad badan oo siyaasadda xukuumadda la socdaa hadal hayaan, go’aan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...
Monday, September 6, 2021
-
Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Horyimid Shaqo Ka Joojin Uu Raysal-wasaare Rooble Ku Sameeyay Fahad Yaasiin
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid go’aankii Raysal wasaaraha Soomaaliya uu shaqo joojinta ugu sameeyay taliyahii hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin.
Qoraalka kasoo baxay Xafiiska ...
Monday, September 6, 2021
-
Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Laba Xeer Horgeeyay Golaha Wakiilada.
Warning: Trying to access array -Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland scad cali shire ayaa Xildhibaanada golaha wakiilada horgeeyay laba xeer oo kusaabsan xeerarka dhakhli ururinta
Sidoo kale wasir sacad ayaa faah faahin ka...
Monday, September 6, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukumaddiisa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masu...
Thursday, September 2, 2021
-
ogeysiis-tababaro xirfadeed
...
Wednesday, September 1, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|