|
Wararka
-
Somaliland: Wasaarad Shaqo Abuur U Samaysay 25 Qoys
Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa shaqo abuur u samaysay 25 qoys, taasoo qayb ka ah mashruuca shaqo abuurka qaranka Somaliland.
Munaasibad mashruucaasi lagu shaacinayay oo manta la...
Sunday, January 3, 2021
-
Sool: Isuduwaha Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray MCH Laga Yagoorri
IIsuduwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Khaliif Faarax, ayaa manta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Samo-kaab ee gobolka Sool.
Mashruucaasi ayaa qa...
Sunday, January 3, 2021
-
Dowladda Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Magacyada Saraakiil Sare Oo Ay Ka Dishay Tigrayga!
Dawlada Itoobiya ayaa soo bandhigtay magacyada saraakiil sar sare oo ay dileen TPLF Ee tigray iyo kuwo isa soo dhiibay xili ay walidagaaladii dawlada iyo TPLF ka socdaan deegaanada ismaamulka tigreegayga
HALKAN KAGA BOGO WARKAN O...
Saturday, January 2, 2021
-
Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo 81 Dacwadood Ka soo Garnaqday Muddo 15 Cisho Ah, Oo Ay u Guurtay Gobolada Bariga Dalka.
Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kow iyo Sideetan (81) dacwadood ka soo garnaqday Muddo 15 cisho ah, oo ay u Guurtay gobolada bariga Dalka!Wafti uu hoggaaminayay guddoomiye ku-xigeenka Maxkamadda Sare Maxamed Cumar...
Saturday, January 2, 2021
-
“Madaxweynuhu Raali Gelin Haka Bixiyo Hadalkii Uu Bulshada Ku Kala Qaybinayey” Siyaasi Geel Jire.
2, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi geeljire oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka dareen celiyay hadal dhawaan madaxwayne biixi jeediyay markii uu jabuuti kazoo noqday oo bulshada ka dhex ...
Saturday, January 2, 2021
-
War Murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Magaalada Garoowe Uga Socday Madaxda Somaliya
2, 2021 - Written by Editor:
GAROOWE(W,N)-Shirka Madasha dood wadaaga oo ay soo qaban qaabisay Hergate kaasi oo ay madaxda siyaasada somaliya shir dhowr maalmood socday ay ugu qabatay magaalada garoore ee maamulka goboleedka...
Saturday, January 2, 2021
-
Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale Oo Bayaan Ay Kaga Cabanayaan Ganacsato Shaqadoodii Lagu Wareejinayo U kala Diray Wasaaradaha Dawlada, Ee Ay Khusayso!
Iskaashatooyinka gaadiidka iyo muruq Maalka magaalada wajaale ka xoogsada ayaa markii labaad Bayaan cabasho ah ukala diray wasaarada gaadiid,ganacsiga iyo maaliyada kaasi oo ay kaga cabanayaan ganacsade doonaya shaqadii ay ka xoog...
Saturday, January 2, 2021
-
Suudan oo Dib U Qabsatay Dhammaan Dhulkii Ay Ka Haysatay Itoobiya
Suudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Suudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay deganaayeen beeraley Ethiopian ah, kadib toddobaadyo isku dhacyo ah.
Ethiop...
Friday, January 1, 2021
-
Komiishanka Doorashooyinka oo Saddex Cisho Ku Daray Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolada Bariga
Koomiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah u shaaciyey in muddo saddex cisho ah lagu daray diwaangelinta codbixiyeyaasha ee ka socota gobolka Togdheer iyo degmooyinka Caynaba, Gar’adag, Oo...
Friday, January 1, 2021
-
gaasimaha W. Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay Agaasime Waaxeedyo
Agaasime waaxeedyadda wasaaradda waxbaraashada Somaliland ayaa soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan dhamaaday.
Sidoo kale waxay falan qayn iyo qorsheyaal ka yeesheen waxyaabaha ay doonayaan in ay...
Friday, January 1, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|