Gabiley: Qurbe Joog Qalab iyo Dirays Gaadhsiiyay Dugsi Waxbarasho
Xubno qurbe joogta reer Gabiley ah ayaa maanta qalab iyo dirays gaadhsiiyay dugsi waxbarasho kuu ku yaalla deegaanka Idhanka Deerayahanka oo ka tirsan gobolka Gabiley.
Waxaanay dugsigaasi qurbe joogtu soo ...
Monday, January 4, 2021
Badhasaabka Sool Oo Bulshadda U Diray Baaq Ku Aadan Diiwaangelinta
Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland ayaa ugu baaqay bulshadda gobolkaasi in ay u diyaar garoobaan diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Iyadoo la filayo in diiwaan gelinta codbixiyeyaashu ay dhawaan ka bilaabmi do...
Monday, January 4, 2021
Wershadda Kala Saarista Qashinka Hargaysa Oo La Dhagax Dhigay
Waxaa markii u horaysay la dhagax dhigay Wershad loogu tallo galay in ay kala sifayso qashinka caasimadda Hargaysa.
Noocyadda kala gedisan ee qashinka laga ururiyo caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa la ...
Monday, January 4, 2021
Qiimayn Lagu Sameeyay Ka Faa’iidaysiga D/Hoose Ee Mashruuca JPLG
Qiimayn lagu sameeyay sida ay degmooyinka dalku uga faa’iidaysteen mashruuca JPLG-ga ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa.
Kulanka qiimayntaasi lagu soo bandhigayay waxaa soo qaban qaabisay wasaa...