-
Wasiirka Maaliyadda Oo Tababar U Furay Khasnajiyadda Cashuuraha Berriga
Wasiirka wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shirre, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay tababar ku saabsan nidaamka cashuur qabashadda ee waaxda cashuuraha Berriga.
Tababarkaasi ayaa lo...
Wednesday, January 6, 2021
-
Sool: Wasiir Dhagax Dhigay Xarumo Laga Dhisi Doono Degmadda Yagoori
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta dhagax dhigay dhismeyaal dawladeed oo laga hirgelin doono deegaanka Yagoori ee gobolka Sool.
Dhismeyaasha uu wasiirku dhagax...
Wednesday, January 6, 2021
-
Warbaahin Caalamiya oo Saadaalisay In Ruushku Uu Saldhig Ka Samaysanayo Berbera, Marka Ciidammada Mareykanku Soomaaliya Ka Baxaan
Home Latest News
Latest News
Warbaahin Caalamiya oo Saadaalisay In
15-ka bishan January waxa Soomaaliya ka baxaya Ciidammadii ka joogay Mareykanka, kuwaasi oo sanadihii u dambeeyay halkaa ka hayey ...
Wednesday, January 6, 2021
-
Xoghayihii Guud Ee Xisbiga UCID Oo Is Casilay
Home
Xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Axmed Xirsi Ducaale, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbigaasi uu ka hayay.
Sababta keentay inuu iska casilo xilkii uu...
Tuesday, January 5, 2021
-
Somaliland: Xildhibaanno Ka Soo Hor Jeestay Xeer Ay Maanta Ansixiyeen
Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka soo hor jeestay xeerka Aaga cashuuraha ka caagan oo ay saaka ansixiyeen golahaasi.
Xeerkaasi oo muddooyinkanba doodiisa ku guddo jireen goluhu ayay xildhibaanadd...
Tuesday, January 5, 2021
-
Wasaaradda Ciyaaraha Oo Shaacisay Tartanka Kooxaha Caasimadda
Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dhawaan qabanayaan tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargaysa.
Tartan ciyaareedkaasi ayaa dhex mari doona kooxaha heerka k...
Tuesday, January 5, 2021
-
Bisha Cas Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Haayadda bisha Cas ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab caafimaad oo loogu tallo galay xakamaynta faafitaanka caabuqa Coronavirus.
Agabkaasi oo ka kooban 45 kun oo xab...
Tuesday, January 5, 2021
-
Guddoomiyaha SOLJA Oo Baaq U Diray Saxafiyiin Qaadacay Doorashadiisii
Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ugu baaq u diray weriyeyaal tabasho ka muujiyay qaabkii uu u dhacay shirkii lagu doortay guddoomiyaha iyo hogaanka cusub.
Waxaanu sheegay inu...
Tuesday, January 5, 2021
-
DAAWO;-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Heerka Aqooneed Ee Ciidanka Jsl.
Saraakiisha iyo hogaanada ciidanka booliska Somaliland ayaa dood iyo qiimayn ka yeeshay aqoonta ciidamada boooliska Somaliland iyo qiimayn lagu soo sameeyy gobolada dalka.
Kulan ay hogaanka iyo saraakiisha ciidanka boolisku ye...
Monday, January 4, 2021
-
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashey Qiimeynta Degmooyinka Dalka Jsl
Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Markii labaad Kaalinta Koowaad Ka Gashey Qiimeyntii Dawladaha Hoose Ee degmooyinka Dalka ee uu ka socdo mashruuca GPLGga.
Munaasibada lagu shaaciyay qiimaynta deg...
Monday, January 4, 2021
« Previous Page — Next Page »