|
Wararka
-
Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Jartay Kharashka Diiwaangelinta Liisamada Ganacsiga 50%
Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa waxaa ay jartay kharashka Diwaangelinta Liisamada.
Sida lagu sheegay awaamiir ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha, iyo Dalxiiska So...
Thursday, January 7, 2021
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadley Geerida Wariye Axmed Cabdinuur
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa waxaa uu ka hadley Geerida Wariye Axmed Cabdinuur oo shalay ku gee...
Thursday, January 7, 2021
-
Mujaahid Cabdi Ismaaciil oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar
Home Latest
Mujaahid Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee taliskii Siyaad Bare dilka ku xukumay, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Sido...
Thursday, January 7, 2021
-
Diwaangelinta Kaadhka Codbixinta Doorashooyinka oo Ka Bilaabantay Gobolka Sanaag
Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag uga daahfuray diwaangelinta kaadhka cobixiyeyaasha doorashooyinka ee ka dalka ka qabsoomi doona sa...
Thursday, January 7, 2021
-
Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo Aan Weli Ka Hadal Heshiiska Qadar & Sucuudiga oo Ay Hore Somaliland U Kala Taageertay
Waxa Xuduudaha isku furay Dawladaha Qadar iyo Sucuudi Carabiya, ka dib khilaaf siyaasadeed oo soo taagnaa saddexdii sanadood ee u dambeeyay.
Sucuudiga iyo Dalalka Xulafada la ah ee Imaaraatka Carabta, Baxreyn i...
Thursday, January 7, 2021
-
Golaha Wasiirradda Soomaaliya oo Ka Horyimid Ansixinta 12 Safiir
Golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa shir ay maanta yeesheen ku qaadacay ansixinta ilaa 12 safiir oo ay soo gudbisay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Warar ka soo baxay shirka golaha Wasiiradda Soomaaliya...
Thursday, January 7, 2021
-
Cali Gurey oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeeyay Kuwo Gabay Doorkoodii Mucaardinimo Ee Toosinta Xukuumada iyo Xisbigeeda
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf oo loo garan ogyahay (Cali Gurey) kana mid ahaa xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, Balse in mudo ah si weyn u dhaliila, ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyay xisbiyada mucaaridka oo ...
Thursday, January 7, 2021
-
“Waxaa noo qorshaysan in aanu beerno bishan 400 oo geed”…
Home Latest News
Latest
Dawladda hoose ee magaaladda Berbera ayaa maanta dhir gaadhaysa 2500, oo geed u qaybisay shanta xaafadood ee ay ka kooban tahay magalaadaasi.
Waxaanay dhirtaasi ay dawladd...
Wednesday, January 6, 2021
-
Wariye Axmed Cabdinuur oo Ku Geeriyooday London
— Mid ka mid ah wariyeyaashuu rug-caddaaga ahaa ee ugu caansanaa laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.
Axmed Cabdinuur, oo Soomaalidu ay si weyn magaciisa iyo codkiisaba u ya...
Wednesday, January 6, 2021
-
Mid Kamid Ah Shirkadda Diyaaraddaha Ee Ugu Weyn Qaaradda Afrika oo Duulimaadyo Ka Bilaabaysa Somaliland
—Dhirkadda Diyaaraddaha ee Uganda Airlines ayaa sheegtay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabi doonto wadamo ay ku jirto Somaliland, iyada oo diyaarad cusub kusoo kordhin doonta diyaaradeheeda bishan aynu ku...
Wednesday, January 6, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|