-
Dawladda Sucuudiga Oo Caawimo Soo Gaadhsiisay Somaliland
Kaalmo ay dawladda Sucuudigu ku soo caawisay Somaliland ayaa dhawaan la gaadhsiin doonaa dadweynaha jilicsan ee ku kala nool goboladda dalka.
Caawimadan oo ay Somaliland soo gaadhsiisay haayadda Malik Salmaan...
Saturday, January 16, 2021
-
Diblomaasi Oo U Doodda Qadiyadda Somaliland Oo Booqday Sool
Laascaanood (Hargeisa Press): Waxaa gobolka Sool ee Somaliland booqasho ku tegay diblomaasi sare iyo cilmi baadhe u dhashay dalka Maraykanka kana mid ah aqoonyahamiinta u doodad qadiyadda jamhuuriyadda Somalila...
Friday, January 15, 2021
-
Hawlgal Qashinka Lagaga Nadiifinayo Badda Hoosteeda Oo Lagu Sameeyey Dekeda Berbera Taarikhda Markii Ugu Horaysay Janaalka Maraakiibku Soo Marto!
Taarikhda markii u horaysay Badda Somaliland iyo Janaalka Maraakiibtu soo marto Dekeda Berbera, ayaa lagu sameeyey hawlgal Balaadhan oo lagu madiifinayo Biraha Xashiishka ah oo mudo dheer dhib ku hayey mawaaxiga Maraakibtu usoo ma...
Friday, January 15, 2021
-
Safiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo Ugu fashilmay Hogaaminta Dalka Iyo Qorshayaasha Isaga Iyo fahad Yaasiin.
Safiirkii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay somaliya ayaa warbixin dheer oo uu ka qoray xaalada somaliya kaga hadlay sida madaxwayne farmaajo ugu fashilmay hogaaminta dala mudadii afar sano ah ahayd ee la doorta iyo sida uu maamu...
Friday, January 15, 2021
-
Masuuliyiin Baaq Nabadeed Udiray Shaqaaqo Laba Beeleed Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Buuhoodle.
Maamulka gobolka buuhoodle iyo xildhibaan golaha guurtida katirsan oo baaq nabadeed udiray beelo dirir ku dhexmartay deegano katirsan gobolka buuhoodle oo sobobtay dhimashada laba qof
HALKAN KAG BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Friday, January 15, 2021
-
Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaaladeeda Caafimaad.
Ehelada cawo cabdirasaaq oo dhawaan magaalada boorama dhaawacyo culus loogu gaystay magaalada boorama ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladeeda caafimaad iyo mudadii ay magaalada burco ka tagtay ee ay boorama tagtay iyadoo gashay jaa...
Friday, January 15, 2021
-
DAAWO;-Shirkada Somcable Oo Abaalmarin Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 2020.
Shirkada somcable iyo so gasho ayaa abaalmarin gudoonsiiyay shaqalihii ugu wanaagsanaa sanadkii dhamaaday ee 2020.
Munaasibada ay shirkdaha so somcable ku baalmarinayeen shaqaalaha ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro xukuumada k...
Friday, January 15, 2021
-
“Diiwaangelintu waxay ku fulaysaa isku tashiga dhaqaalaha Somaliland oo aanay
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sida ay diiwaangelinta codbixiyeyaashu uga socoto degmo doorashooyinka goboladda Sool iyo Sanaag.
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa maa...
Thursday, January 14, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Imaaraadku Ka Dhistay Burco
Wasiirka wasaaradda caafimaadka jamhuuriyadda Somaliland Dr. Cumar Cali C/laahi, ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaal weyn oo dhisay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Burco.
Cusbitaalkaasi waxaa maalg...
Thursday, January 14, 2021
-
Guddoomiyaha Cusub Ee SOLJA Oo Xilka La Wareegay
Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore.
Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta ururka ee magaaladda Harga...
Thursday, January 14, 2021
« Previous Page — Next Page »