Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland
Laba Doonyood oo kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo ka mid ah Xeebaha Somaliland.
Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah Kalluumaystada, kuwaasi oo tilmaamay inay muddo ku qaada...
Monday, January 18, 2021
Xukuumadda oo Go’aano Ka Soo Saaraysa Booyadaha Biyaha
Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha dhaamiya ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka dalagyada dhinaca beeraha.
Wasiirku waxaa uu xusa...