|
Wararka
-
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Falanqayn Ka Yeeshay Arrmaha Doorashooyinka
Fadhigii 70aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somal...
Thursday, January 21, 2021
-
Joe Biden oo Saxeexay Wareegtooyin Qaarkood Saameynaya Soomaalida
Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka ayaa saacado un kadib dhaartiisa saxeexay wareegtooyin madaxaweyne oo uu ku laalay wareegtooyin hore uu u dhaqangaliyay Madaxweyn...
Thursday, January 21, 2021
-
Siyaasi Ka Tirsan KULMIYE oo Guurtida U Soo Jeediyey Inay Is-waafajiyaan Xilliga Loo Cayimay Doorashada & Muddo-kordhintii Wakiillada
Siyaasi Maxamed Ibraahim Madar oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, xil wasiirnimana ka soo qabtay Xukuumaddii hore Axmed Siillaanyo, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajaahan qabsoomida Doorashooyink...
Thursday, January 21, 2021
-
Somaliland oo Dowladda Sierra Leone Ka Dalbatay Inay La Isticmaasho Furaheeda Xagga Internet-ka
Home
Somaliland iyo Sierra Leone
Dowladda Somaliland, ayaa Dowladda Sierra Leone ka codsatay inay la isticmaasho Furaheeda Xagga Internet-ka (Domain), maaddaama oo uu ku dhamaado SL oo u ekaan kara Somali...
Thursday, January 21, 2021
-
Xidhidhka Ciyaaraha Fudud oo Shaaciyey Tartan Orodada Ah iyo Shuruudaha Orodyahanada Laga Rabo
Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland ayaa shaaciyay inay dhawaan qaban doonaan tartanka dhanka ororka ah, kaas oo ay ka qayb-gali doonaan orodyahanada caasimada Hargeysa.
Gudoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fu...
Thursday, January 21, 2021
-
Wasiir Koore iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Xaysimo
Home Latest News
Latest News
Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maalmihii ugu dambeyey safar shaqo ku...
Thursday, January 21, 2021
-
Dowladda Ingiriisku Maxay Ka Tidhi Saldhiga Milateri Ee La Sheegay In Ay Ka Samaysanayso Somaliland?
Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb. Ben Fender ayaa ka hadley mowqifkooda gooni isku taaga Somaliland, arrimaha doorashooyinka ee Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadalada laba dal iyo arimo ...
Thursday, January 21, 2021
-
Guddoomiyaha Maxkamdda Sare oo Dhaariyey Xildhibaan Ku Soo Biiray Golaha Wakiillada
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta, dhaariyay Axmed Cali Warsame, oo ka mid noqon doona Xildhibaanada golaha Wakiilada Somalil...
Wednesday, January 20, 2021
-
Xukuumadda oo Taawaradda Shirkaddaha Isgaadhsiinta Ka Saaraysa Hargeysa
Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Dr. Cabdiweli Cabdilaahi Suufi, ayaa shaaca ka qaaday in Taawaradda shirkaddaha isgaadhsiinta laga saarayo gudaha magaalada Hargeysa.
Waxaa kale oo uu Wasiirku sheegay...
Wednesday, January 20, 2021
-
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Cambaareysay Xadhigga Afar Weriye oo Lagu Xidhay Boorama
Xarunta Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa War-saxaafadeed ay Arbacada maanta soo saartay ku sheegtay inay inay ka xun tahay xadhigga afar Weriye oo tan iyo Sabtidii ku ...
Wednesday, January 20, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|