|
Wararka
-
Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Yaxye Cabdillaahi Araarse + SAWIRRO
Hoggaanka xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa si buuxda u aqbalay murrashaxnimada Yaxye Cabdillaahi Iimaan (Araarse) oo xisbiga ugu tartami doona doorashada Golaha Wakiillada isagoo metalay...
Saturday, January 23, 2021
-
48 Beerood oo Ku Gubtay Deegaan Ka Tirsan Berbera
48 Beerood ayaa ku gubtay deegaanka Go’da yar oo katirsan gobolka Saaxil kadib markii uu halkaasi dab ka kacay.
Sida ay warbaahinta qaranka u sheegeen Beeraleyda deegaankaasi Go’da yare ee gobolka Saaxil wa...
Saturday, January 23, 2021
-
“Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Kala Shaqeynta Mareykanka Difaaca iyo Taageerada Sharafta Aadanaha
Somaliland iyo Mareykanka
Somaliland iyo Maraykanku waxay wadaagaan dano istiraatiiji ah iyo iskaashi sare oo soo jireen ah, taasoo muddo dheer ku taageeraynay joogitaanka Mareykanka ee Geeska Afrika.
Qoraal u...
Saturday, January 23, 2021
-
22, 2021 DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Agabar Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore.
Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley oo ay weheliyaa xubno ka socda golaha deegaanka gabiley ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee degmada agabar iyo gudoomiyihii hore
Sdoo kale waxaa yana xilka loo kala wareeji...
Friday, January 22, 2021
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaalka Gargaar Ee Magaalada Hargaysa
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xaalad Caafimaad oo la soo deristay loo dhigay Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa Halkaasi oo lagu dabiibayo xaaladiisa caafimaad.
Wasiir Maxamed Kaahin, aya...
Friday, January 22, 2021
-
LATEST NEWS DAAWO;-Haweenka Xaadha Habeenkii Xiliyada Danbe Ee Habeenkii Suuqa Magaalada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Duruufaha Qalafsan Ee Ay Ku Sugan Yihiin
Haweenka xaadha xiliyada danbe ee habeenkii suuqyada magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan.
Sidoo kale haweenka nadiifiya suuqa magaalada hargaysa a...
Friday, January 22, 2021
-
toobiya oo Beenisay In Ciidamo Soomaali Ah Ka Qeyb-qaateen Dagaalkii Tigrayga
Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay in ciidamo Soomaali ah ka barbar dagaalameen ciidanka difaaca Qaranka Itoobiya ee dagaalka la galay xoogagga Tigrayga.
Afhayeenka Wasaarradda Arrimaha dibad...
Friday, January 22, 2021
-
Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay
Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyaynta Somaliland, Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa ka hadlay dil ka dhacay magaaladda Buuhoodle, gaar ahaan degaanka loo yaqaano Dandan oo 20 km u jirta magaalada Buuhoodle.
...
Friday, January 22, 2021
-
Maxkamad Ku Taalla Itoobiya oo Laashay Dacwado Ka Dhan Ahaa Jawaar Maxamed
Maxkamad ku taalla Itoobiya ayaa laashay lix dacwadood oo uu wajahayay siyaasiga caan ah ee ka tirsan qowmiyadda Oromada, Jawaar Maxamed, kuwaasoo dhammaantood la xidhiidha heysashada hub sharci darro ah.
Jawaar...
Friday, January 22, 2021
-
Xukun Lagu Riday Nin Samaysanayey Shaambada Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland
Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Md Daa’uud Axmed Faarax oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay nin ay dhowaan ciidamada Boolisku gacanta ku soo dhigeen isaga oo ku hawlan sa...
Friday, January 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|