|
Wararka
-
Agaasimaha Wasaaradda Shaqo-gelinta Oo Furay Kulan laggaga Hadlayo Sharciga Lagu Maamuli Doono Xarumaha Carruurta Lagu Daryeelo
Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo-gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahin Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa furay kulan lagu gorfaynayo sharcigii lagu maamulilahaa xarumaha carruurta lagu...
Monday, January 25, 2021
-
Safiirkii Hore ee Somaliland ee Dalka Imaaraatka oo si qoto dheer uga Hadlay laba Mashruuc oo Imaaratkku ka fuliyay Berbera iyo Burco
Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka carabta , Amb Xasan Yaasiin ayaa si qoto dheer uga hadlay laba mashruuc oo dawlada Imaaraatka carabtu ka fulisay magaalooyinka Berbera ...
Sunday, January 24, 2021
-
Wasaaradda Beeraha Oo Ka Warbixisay Khasaaraha Dab Bur-buriyay Dhul Cawseed
Dab dhawaan ka kacay deegaanka Go’da weyn ee gobolka Saaxil ayaa la sheegay inuu khasaare balaadhan gaystay.
Dabkaasi oo qabsaday dhul Cawseed dooxooyin ah oo laga beerro calafka xoolaha ayuu Dabkaasi khasaare...
Sunday, January 24, 2021
-
Somaliland: Guurtida Oo Kulan la Yeeshay Maamulka Shirkadda Sompower
Guddida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka shirkadda laydhka ee Sompower.
Ugu horreyn waxaa halkaas ka hadlay guddoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha guurtida Soma...
Sunday, January 24, 2021
-
Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Oo ka Hadlay Murrashaxiinta Beelaha Gabooye iyo Haweenka
Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha loogu talogalay Kuraasta qoondada ah ee Beelaha laga tirada badan yahay.
Taasoo sida ay sheegeen xal siyaasi ah laga gaadhay.
E...
Sunday, January 24, 2021
-
Hawl-wadeenno W. Maaliyadda ka Tirsan Oo Shahaadooyin Lagu Maamuusay
Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa maanta soo xidhay kulan muddo laba maalmood ah shaqaalaha iyo maauuliyiintaaai uga socday magaalada Hargeysa.
Kulankaasi waxaa ka qayb galay masuul...
Sunday, January 24, 2021
-
“Waxaa jirta Abaar aad u daran Ceelashii way gudheen Berkadihiina biyo-ba ma”… Faysal Xawte
Guddoomiye ku-xigeenka haayadda ka hor taga aafooyinka iyo kaydka raashinak qaranka ee Somaliland Faysal Jaamac Xawte, ayaa sheegay in abaar iyo biyo la’aan daran ay ka jiraan goboladda Sool iyo Xaysimo.
Kuwa...
Sunday, January 24, 2021
-
Cabdikariin Axmed Mooge Oo Cadho Ugu Biiray WADDANI, Markii Madaxweyne Biixi Diiday Inuu Maayarnimo Ku Dhiso
Toddobaadkii hore waxa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ku biiray isla-markaana ku dhawaaqay inuu iska soo sharraxaya doorashada Golaha deegaanka ee Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge Liibaan, kaasi oo hore u icla...
Sunday, January 24, 2021
-
Wasiirka Waxbarashada oo Tabobbar U Soo Xidhay 400 Macallin
Wasiirka Waxbarashada Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye oo uu wehelinayey agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada Axmed Abokor Max...
Saturday, January 23, 2021
-
Madaxweyne Biixi oo Booqday Wasiir Maxamed Kaahin oo Cisbitaal La Dhigay
Madaxweyne Biix iyo Wasiir Maxamed Kaahin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Shalay Xaalad Caafimaad loo dhigay Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa.
Wasiir...
Saturday, January 23, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|