|
Wararka
-
Dawlada Jabuuti Oo Iska Fogaysay Eedaymo Ay Usoo Jeedisay Somaliya
Dawlada jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay eedaymo uga yimid maamulka somaliya kadib markii gudidii xaqiiqo raadinta ee xuduudka udhexeeya somaliya iyo Kenya warbixin soo saaray
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Thursday, January 28, 2021
-
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Wado Laami Ah Markii Uhoraysay Ka Hirgalisay Magaalada Allaybaday. ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo
:
ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo maayar kuxigeenkiiisa iyo xubno kale oo katirsan dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa manta booqday degmada Allay baday oo ay ka socoto dhismaha wado laami ah oo ay hirgalinayso ...
Thursday, January 28, 2021
-
Soomaaliya Oo Ku Gacan Saydhay Warbixinta Guddiga Jabuuti Ee Xiisadda Kenya
Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay warbixinta guddigii reer Jabuuti ee loo xilsaaray in ay soo baaraan tabashada Soomaaliya ee kaga cabaneysay Kenya.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dub...
Wednesday, January 27, 2021
-
Shir Lagu Soo Bandhigayay Maalgashiga DDS Itoobiya Oo La Soo Gebagabeeyay
Waxaa maanta deegaanka Dhagaxley ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu soo gebagabeeyay shir ku saabsanaa fursadaha maalgashi ee dawlad deegaanka Soomaalida.
Shirkaasi oo markii hore ka furmay magaaladda jig...
Wednesday, January 27, 2021
-
Qoladda Xidigaha Geeska waxaynu uga baahan nahay wax soo saar
Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.
Shi...
Wednesday, January 27, 2021
-
“Waynu ka dhutinaynaa saldhigyadda halka kiisku ka qaloocdaana waa saldhiga”…
Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland sareeye guuto Maxamed Saqadhi Daba-galle, sheegay in dhibaatooyin fara badan ay ka jiraan nidaamka baadhista kiisaska kala duwan ee saldhigyadda booliska.
Waxaanu tilmaam...
Wednesday, January 27, 2021
-
Maamulaha Kastamka Kalabaydh Oo Shahaaddo Sharaf La Guddoonsiiyay
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa shahaado sharaf iyo abaalmarin guddoonsiiyay maamulaha Kastamka Kalabaydh Cabdikariin Maxamed Guuleed (Cawaale).
Abaalmarintaasi oo qayb ka ahayd abaalmarino todob...
Wednesday, January 27, 2021
-
Hargaysa: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Qaabilay Safiirka Denmark
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya.
Safiirka Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya ayaa maalmahanba boo...
Wednesday, January 27, 2021
-
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Denmark Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo.
Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen arrima...
Tuesday, January 26, 2021
-
DAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Rasmi Ushaqaalaysiiyay Gabadh Yar Oo Haweenaydii Ay Ushaqaynaysay Tacadi Kula Kacday
Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan baanka iyo xubno ka socday wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada ayaa si rasmi ah ushaqaalaysiiyay gabadh yar oo dhawaan baraha bulshada l...
Tuesday, January 26, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|