|
Wararka
-
Heshiis Laga Gaadhay Arday Danyar Ah oo Deeq Waxbarsho Heshay oo Jaamacada Hargeysa Cadhisay
Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska Somaliland iyo guddida boodhka sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay deeqdii Waxbarasho ee ardaydii Wasaaraddu ku qortay Jaamacadda Hargeysa.
Heshiiskaasi a...
Sunday, January 31, 2021
-
Qareenadii Difaaci Lahaa Trump oo Ka Kala Tegay
Iyadoo wax ka yar toddobaad ay ka hadhsan tahay billowga dacwaddiisa labaad ee xil ka qaadista ee golaha Senate-ka, ayaa kooxda difaaca ee Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ay u muuqdaan in ay khal-kha...
Sunday, January 31, 2021
-
Xukuumadda oo Iska Difaacday Eedo Xisbiga Waddani U Jeediyey
Wasiirka wasaaradda horumrinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka hadlay talaabooyinkii ay soo saareen guddidii heer qaran ee xakameynta Covid-19.
Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalada...
Sunday, January 31, 2021
-
Guddoomiyaha ONLF: Dowladdu Si Joogto Ah Ayay Weerar Noogu Haysaa
Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey ayaa ku eedeeyay xukuumadda Dawladda Deegaanka Soomaalida inay ku hayso weerar toos ah iyo mid dadban.
Guddoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in koox uu ku ...
Sunday, January 31, 2021
-
Xukuumadda Oo qorshaysay In Ay Dhaqaale Badan Ka Soo Xareyso Ruqsadaha Kala duwan Oo Ay Ka Mid Isgaadhsiinta, Warbaahinta, Beeraha Iyo Macdanta
Xukuumadda Somaliland, ayaa dejisay qorshe ay lacago badan kaga soo xaraynayso goobo kala duwan oo aan hore qaarkood cashuur looga qaadi jirin, kuwaas oo sannadkan 2021-ka lagu saleeyey Miisaaniyadda Qaranka in ay odoroskeedana qa...
Saturday, January 30, 2021
-
Fadhi Deg Deg ah Oo La Isugu Yeedhay Golaha Guurtidda Somaliland
Xildhibaanadda golaha Guurtidda Somaliland ayaa la isugu yeeshay fadhi deg deg ah.
Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ugu baaqay mudaneyaasha golahaasi oo fasax ku maqan in ay f...
Saturday, January 30, 2021
-
Hargeysa: Nin Hilib Uu Cunayay Cunaha Isaga Taagay oo La Bad-baadiyay
Waxay dhacdo naadir ah, taasoo ahayd xaalad deg deg ah oo u baahan in ay dhakhso loo fuliyo.
Way ka duwanayd bukaanadda caadiga ah sida loo daaweeyo.
Dhacdadaasi waxay ka dhacday magaaladda Hargaysa.
Waxaanay ah...
Saturday, January 30, 2021
-
Farmaajo Oo La Kulmay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho.
Waxaanu cadeeya...
Saturday, January 30, 2021
-
Wasaaradda Deegaanka Somaliland iyo Haayadda DRC Oo Heshiis Wada Saxeexday
Wasaaradda deegaanka iyo horumarunta reer miyiga Somaliland iyo haayada DRC ayaa maanta kala saxeexday heshiis wadda shaqayneed.
Heshiiskaasi ayaa ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo horumarinta nolosha bulshadda...
Saturday, January 30, 2021
-
Talaalka Covid-19 oo La Filayo Inuu Somaliland Soo Gaadho
Talaalka Covid-19
Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras uu soo gaadho Somaliland.
Waxaanu intaa ku dar...
Saturday, January 30, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|