-
Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo Xal Ka Gaadhay Khilaaf Ka Dhex Aloosan
Madaxweyne Biixi iyo James Swan
Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay ayaa xal ka gaadhay khilaaf soo jiitamayay oo mudo ka dhex cakirnaa.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo kulan la qaatay Wefti uu ...
Thursday, February 4, 2021
-
Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamanka Somaliland oo Geeriyooday
Xildhibaan Bulqaas
Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland.
Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga loogu qaa...
Thursday, February 4, 2021
-
Jawaar Maxamed oo Cuntada Ka Soomay
Mid ka mid ah qareennada Jawaar Maxamed, oo lagu magacaabo Maxamed Jimma, ayaa sheegay in Jawaar oo hadda ku jira gadood cunto ka soomid ah aanu maanta la hadli karin warbaahinta.
Laanta la dagaallanka argagixisada ee max...
Thursday, February 4, 2021
-
Togdheer: Seerraha Banka Arroori Oo Xoolaha Loo Faasaxay
Kadib muddo shan sanadood ah oo uu xidhnaa seerraha banka Arroori ee gobolka Togdheer maanta ayaa dib loogu faasaxay xoolo dhaqatadda in ay xoolahoodda daaqsadaan.
Banka Arroori ayaa qiyaastii 20KM oo dhinaca Ko...
Wednesday, February 3, 2021
-
Bulshadda Laascaanood Oo Codsanaya In La Soo Gaadhsiiyo Lacagta Somaliland
Bulshadda ku nool magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Togdheer ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland in ay soo gaadhsiiso isticmaalka lacagta shillinka Somaliland.
Laascaanood ayaa ah magaaladda keliya ...
Wednesday, February 3, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Dhaqan Geliyay Wakhtiga La Qabanayo Doorashooyinka
Madaxweynaha Somaliland ayaa xeer madaxweyne ku dhaqan geliyay wakhtiga loo cayimay in ay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka isku-sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.
Doorashooyinkaasi oo ay hore komi...
Wednesday, February 3, 2021
-
Norway Oo Ku Soo Biirtay Dawladaha Dhex-dhexaadinaya Somaliland iyo Soomaaliya
Dawladda Norway ayaa la sheegay in ay qayb ka noqonayso wadahadaladda u dhexeeya jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Ka mid noqoshadda Norway ee wadahadaladda ayaa codsigeedu ka y...
Wednesday, February 3, 2021
-
Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Eeddo U Jeediyay Madaxweyne Farmaajo
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in aanu qaddarin waajibaadka dastuurku siiyay Aqalka Sare.
Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo maanta shir jaraa’id ...
Wednesday, February 3, 2021
-
W. Biyaha Somaliland Oo Daah-furtay Barnaamij Lagaga Faa’iidaysanayo Biyaha Roobka
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta daahfuray barnaamijka GACMAHAAGA BIYO KAGA DHARAG oo ku sabsan sidii biyaha roobka looga faa’iidaysan lahaa.
Madaxwe...
Wednesday, February 3, 2021
-
Shirkii Wadatashiga Ee Dhuusamareeb Oo Maanta Furmay
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furmay shirka madaxda dawlad Goboleedyda iyo dawladda Federaalka Soomaaliya.
Kaas oo lagaga hadlayo arrimo ay kamid yihiin muranka hadheeyay hanaanka doorashad...
Wednesday, February 3, 2021
« Previous Page — Next Page »