-
Dil Caawa Ka Dhacay Buuhoodle iyo Xiisad Colaadeed oo Ka Taagan Magaalada
Magaalada Buuhoodle
Wararka ka imanaya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya nin ganacsatada magaalada ka mid ah lagu dilay halkaasi.
Waxaana la sheegayaa in dilka Ganacsadaha ay ka dhalatay cadho weyni islamarkaa...
Friday, February 5, 2021
-
Xukuumadda oo Sheegtay In Ubadka Gidaarada U Hoyda Ay Ka Badan Yihiin Kumanaan
Carruurta Darbijiifka
Wasiirka wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshadda iyo qoyska Somaliland Mustafe Godane Cabdi Bile, ayaa sheegay in carruurta muwaadiniinta ah ee Darbiyada u hoydaa ay ka badan yihiin k...
Friday, February 5, 2021
-
Safiirka Itoobiya U Fadhiya Suudaan Oo Ku Hanjabay In Itoobiya Ay Xoog Ciidan Kula Soo Noqon Doonto Dhul Xuduudka Ku Yaala Oo Ay Ciidamada Suudaan Dhawaan Ka Qabsadeen Beeralay Hubaysan Oo Amxaaro Ah
Safiirka dawladda Itoobiya u fadhiya dalka Suudaan Yibeltal Aemro ayaa shalay ku hanjabay in Itoobiya ay xoog ciidan kula soo noqon doonto dhul beereed ku yaala xadka u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya oo ay ciidamada Su...
Thursday, February 4, 2021
-
Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Ku Heshiiyey Wada-hadallo Xal Loogu Raadinayo Khilaaf Ka dhex Aloosan
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, kaasi oo booqasho ku yimid dalka.
Wa...
Thursday, February 4, 2021
-
Beesha Caalamka Oo Markale War Kasoo Saartay Khilaafka ka Taagan Doorashooyinka Somaliya Iyo Shirka Magaalada Dhuusomareeb Ka Socda.
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay kulanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ee ka socda magaalada Dhuusomareeb.
Beesha caalamka waxay ku boorrinaysaa dhammaan ka qayb...
Thursday, February 4, 2021
-
Shirkada Somtel Oo $2565 Dollar Ugu Deeqday Dhismaha Deyrka Xabaalaha Magaalada Gabiley.
Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Ayaa Qaadhaan Gaadhaya $2565 Doler Ugu Deeqay Dhismaha Deyrka xabaalaha xaafada new gabiley ee magaalada gabiley kaasi oo ay ku wareejisay gudida gacanta ku haysa dhismaha dayrka Xabaala...
Thursday, February 4, 2021
-
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalay Mudo Korodhsi Loo Sameeyo Xukuumada Farmaajo.
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa ka hadlay Khilaafka ka taagan doorashooynka Somaliya iyo shirka madaxda dawlada fadaraalka somaliya iyo Maamul goboleedyada uga socda magaalada dhuusamareeb.
Sidoo kale Ex madax...
Thursday, February 4, 2021
-
DAAWO;-Musharixiin Utanaasulay Maayar Soltelco Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa.
Musharixiin usharaxaan golaha deegaanka hargaysa ayaa utanaasulay maayarka caasimada cabdiraxmaan soltelco oo markale usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa.
Munaasibada ay ku tanaasuleen laba musharax oo ay isku beel y...
Thursday, February 4, 2021
-
Beesha Caalamka oo Digniin U Dirtay Shirka Dhuusamareeb
Madaxda Soomaaliya
War kooban oo ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay sida uu ku socdo shirka Dhuusamareeb, waxaana fariin loogu diray madaxda halkaas ku shiray.
Qoraalka ayaa lagu yidhi “Saaxiibada...
Thursday, February 4, 2021
-
Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamanka Somaliland oo Geeriyooday
Xildhibaan Bulqaas
Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland.
Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga loogu qaa...
Thursday, February 4, 2021
« Previous Page — Next Page »