|
Wararka
-
Guddoomiyaha UCID Oo Magacaabay Xoghayaha Beeraha Ee Xisbigaasi
   Â
 Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen, ayaa xoghayaha beerraha ee xisbigaasi u magacaabay Shucayb Maxamed Muuse.
Sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo uu soo saaray xisbiga UCID, kaasoo lag...
Monday, February 8, 2021
-
Warbixin Laga Soo Saaray Tirada Kufsiyadii Ka Dhacay Somaliland Sanadkii 2020
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland
   Â
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ayaa maanta warbixin ka soo saaray tirada Kufsiyadii Somaliland ka dhacay sanadkii tagay ee 2020.
Warbixin sanadeed ay ...
Sunday, February 7, 2021
-
Xuska Malinta Caalamiga Ah Ee Joojinta Gudniinka Hablaha oo La Xusay
   Â
6-da bisha February waa maalin caalami ah oo loo asteeyay maalinta la dagaalanka gudniiinka hablaha, iyada oo laga xuso dunida oo dhan oo ay ku jirto somaliland.
Hadaba Sannadkan ayaa si weyn looga xusay Som...
Sunday, February 7, 2021
-
Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Bogaadisay Dawladda Maraykanka
   Â
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga  Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  ayaa soo dhawaysay qoraal ay dawladda Maraykanku ku bogaadisay xukunkii maxkamadda Hargaysa ay ku riday Ragg si sharci darro ahÂ...
Sunday, February 7, 2021
-
Badhasaabka Gabiley Sarriibad Ka Dhagax Dhigay Tog-Wajaale
Home  LatestÂ
   Â
Waxaa maanta magaaladda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley laga dhagax dhigay Sarriibad loogu tallo galay in ay bulshadda magaaladaasi ku ganacsadaan.
Sarriibadan oo ay hirgelinayso haayadda wad...
Sunday, February 7, 2021
-
Waddo Isku Xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa oo La Dhagax Dhigay+Sawirro
    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maantaa dhagax dhigey mashruuca dhismaha wadada isku xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa.
Wadadan oo dhan 184KM, ayaa waxa ma...
Sunday, February 7, 2021
-
Xiisadda Itoobiya iyo Sudan Ee Wabiga Niil oo Sii Korodhay
Webiga Nile
   Â
Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xidheenka koronta uu si toos halis ugu yahay ammaan...
Sunday, February 7, 2021
-
Dowladda Mareykanka oo Soo Dhaweeysay Xukun Maxkamadda Hargeysa Ku Riday Dad Ka Ganacsada Haramcadka
Home  LatestÂ
Haramcad
   Â
Qoraal ay soo saartay, Waaxda Arimaha Dibada ee Mareykanka, ayaa lagu bogaadiyay xukun ay maxkamada Hargeysa ku riday 4 kamid ah ganacsatada ka ganacsata Haramcadka ee Somalil...
Sunday, February 7, 2021
-
Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Kulan La Yeelatay Masuuliyiinta Haayadda CCF
    Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa kulan la yeelatay masuuliyiin ka socday haayadda Cheatah Conservation Fun.
Kulankaasi oo ka qabsoomay...
Saturday, February 6, 2021
-
Kal-fadhigii 74aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Furmay
    Kal-fadhigii 47aad ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta si rasmiya u furmay, ka dib markii ay ka soo noqdeen fasaxii dastuuriga ahaa ee ay ku jireen.
Fadhigan oo uu shir gudoominayey guddoominayey guddoomiy...
Saturday, February 6, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|