-
Dibadbaxyo Ka Dhacay Caasimadda Tigrey Ee Mekelle Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay + Kuwa Ku Dhaawacmay
Wararka ka imanaya gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in hal qof halkaasi lagu dilay.
Qofkan ayaa ka mid ahaa dad dibadbax dhigayay oo isugu soo Baxay caasimadda gobolka Tigrey ee Mekelle.
Booliska ayaa rasaas...
Wednesday, February 10, 2021
-
AAWO;-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Ka Hadlay Sobobta Markab Xoolo Ka Qaaday Somaliland Dib loogu Soo Celiyay!
Wasiirka xanaanada xoolaha somaliand Siciid sulub ayaa ka hadlay markab xoolo ka qaaday Somaliland oo dib loosoo celiyay iyo sobobta keentay+xanuunka laga helay xoolahan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Wednesday, February 10, 2021
-
Culimadda Way Eridaa Qofka Siyaasadda Galla” Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur.
Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland ee xukuumadii axmed siilaanyo maxamed nuur caraale duur ayaa ka hadlay culimada sida ay ula dhaqmaan dadka ka tirsaan ee gala siyaasada iyo filicada ay kula kacaan,
HALKAN KA...
Wednesday, February 10, 2021
-
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax Oo Hankiisa Musharaxnimo Ku Shaaciyay Munaasibad Kulmiysay Kumanaan Qof.
Munaasibada lagu shaacinayo musharax abwaan xasan dhuxul oo usharaxan golaha wakiilada gobolka aroodi jeex ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo kulmisay kumanaan kamid shacabka caasimada,madaxdhaqameed,kooxda xidigaha oo ...
Wednesday, February 10, 2021
-
Xukuumada Oo Xabsiga Madheera Udhaadhicisay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Waxgaradka Beeshooda Oo Madaxwayne Biixi Fariin Culus Udiray!
Gudoomiyaha xisbiga ucid oo ka hadlay xadhiga laba musharax oo katirsaa xisbigiisa oo ay xukuumada madaxwayne biixi xdhay ayaa luuqad adag kula madaxwayne bixi oo isagu xadhiga labadan musharax ka danbeeyay islamarkaana ay isku j...
Wednesday, February 10, 2021
-
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad Culus Udiray Madaxwayne Biixi.
Gudoomiyaha xisbiga ucid oo ka hadlay xadhiga laba musharax oo katirsaa xisbigiisa oo ay xukuumada madaxwayne biixi xdhay ayaa luuqad adag kula madaxwayne bixi oo isagu xadhiga labadan musharax ka danbeeyay islamarkaana ay isku j...
Wednesday, February 10, 2021
-
DAAWO;-AbwaanXasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu ka Jeediyay Munaasibadii Uu Ku Shaaciyay Hankiisa!
AbwaanXasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu ka Jeediyay Munaasibadii Uu Ku Shaaciyay Hankiisa!
HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
...
Wednesday, February 10, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay In Ay Dedejinayaan Kala Xulista Murashaxiinta
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in ay dedejinayaan soo xulista murashaxiinta xibsigaasi uga tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee doorashooyinka soo socda.
Kadib kulan ay xarunta xibs...
Tuesday, February 9, 2021
-
Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Murashaxiin La Xidhay
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay laba murashax oo xisbigiisa ka tartamaya oo ay shalay ciidamadda boolisku ku xidheen magaaladda Hargaysa.
Murashaxiintaasi oo l...
Tuesday, February 9, 2021
-
Cabdulqawi: Garsoorihii Maxkamadda ICJ Oo Xilka Laga Qaaday
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa loo doortay gudoomiye iyo gudoomiya ku xigeen cusub.
Gudoomiyaha maxkamada ayaa waxaa loo doortay garosoore Joan E. Donoghue oo u dhalatay dalka Mareykanka, halka...
Tuesday, February 9, 2021
« Previous Page — Next Page »