-
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Marmar u Dhigay Schoolka ku yaala Xaafada Sheekh Nuur
Maayarka caasimada ayaa kormeer ku tagay dugsi ku yaala xaafada sheikh nuur ee degmada gacan libaax oo ay ka dawlad hoose ahaan ka caawiyeen marmar la dhigay barxada iskuulka oo ardaydu aad ugu baahnayd.
HALKAN KA DAAWO MUUQ...
Friday, February 12, 2021
-
DAAWO;-Warbixin Jidka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Burburay Iyo Dareenka Ay Ka Bixiyeen Wadayaasha Gaadiidku.
Jidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley ayaa burburtay kaasi oo maalin walba Soboba shilal iyo isku dhac gaadiidka.
Wadayaasha gaadiidka ukala goosha magaalooyinka iyo shacabka kud haqan deegaan...
Friday, February 12, 2021
-
Xaaladaha Siyaasadeed Ee Somalia, Dhibta Doorashada Ka Taagan Iyo Xalka Lagaga Bixi Karo! FAALO.
Somalia waxa ay gashay xaalad adag oo u baahan in caqli iyo wadajir lagaga baxo , sababta oo ah waxa mar qudha mudooyinkii kawada dhamaadeen goleyaashii xeer dejinta aqalka sare iyo aqalka hoose oo bishii December mudo xileedkoodu...
Friday, February 12, 2021
-
Suldaan ka soo jeeda Saldanad Fac-weyn oo ka baxay Qaranka Somaliland
Allaah ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka soo jeeday saldannad guun ah oo abtirsatay, soona unkantay dabayaaqada qarnigii 16-aad. Waa saldannada ugu faca-weyn guud ahaan beelaha Isaa...
Friday, February 12, 2021
-
DAAWO;-Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Ururka Somaliland Jire Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Laba Musharax.
Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Ururka Somaliland Jire Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Laba Musharax oo katirsanaa xisbiga ucid loona dhaaciyay jeelka madheera iyaga oo aan wax xukun ahi ku dhicin.
...
Thursday, February 11, 2021
-
Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Sheegay In Horusocod Laga Sameeyey U Diyaar Garowga Doorashooyinka La Filaayo Inay Dalka Ka Dhacaan.
Komishanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo dhaweeyey qaraarkii Madaxweynaha JSL, Mudane Muuse Biixi Cabdi uu ugu cayimay Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanku inay dalka ka qabsooma...
Thursday, February 11, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Iyo Agaasimaah Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Oo Waddo Ka Dhagax Dhigay Degaanka Tuli Iyo Waddo Qaloocan Ee Gobolka Awdal
Home Latest
Wasiirka wasaaradda horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta Qaranka Axmed Cabdi Ismaaciil ayaa si wada jir ah u d...
Thursday, February 11, 2021
-
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka Oo Abaal Marino Guddoonsiiyey Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii Tegay Ee 2020
Guddida Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa abaalmarino kala duwan guddoonsiiyey shaqaalihii ugu wanaagsanaa sannadkii tegay ee 2020-kii shaqaalaha Koomiishankaasi.
Shaqaalahan oo muujiyey sannadki...
Thursday, February 11, 2021
-
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Fariin U Diray Xubnaha Shaqaalaha Dawladda Ka Tirsan Ee Sharaxan
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa ku wargeliyey dhammaan shaqaalaha dawladda Somal...
Thursday, February 11, 2021
-
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Doorashooyinka Somaliland Ee Lafilayo Inay Qabsoomaan 31/05/2021
Dowladaha dunida ee taageera hannaanka dimuquraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay doorka ay farsamo ahaan iyo dhaqaale ahaan ka qaadanayaan doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo wakiillada oo lagu wado inay 3...
Wednesday, February 10, 2021
« Previous Page — Next Page »