|
Wararka
-
Ujeedadda Kulan Laba Geesood Ah oo Dhexmaray Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka
Kulanka Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka
Wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabada iyo maayirada gobolada dalk...
Sunday, February 14, 2021
-
Somaliland oo Qaramada Midoobay U Dirtay Dhukumanti Ka Kooban 7 Bog
Madaxweyne Biixi iyo James Swan
Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo kala dhex galay Xukuumadda iyo Qaramada Midoo...
Sunday, February 14, 2021
-
Somaliland: Baabuur Oo Lagu Wareejiyay Wasaarradaha Caafimaadka iyo Waxbarashadda
Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta 7 baabuur ku wareejisay wasaarradaha caafimaadka iyo waxbarashadda.
Baabuurtaasi ayaa laga maalgeliyay kharashka lagu soo iibiyay sanduuqa horumarinta Somal...
Sunday, February 14, 2021
-
Jaamacadda Carabta Oo War Ka Soo Saartay Xaaladda Ismarinwaaga ah Ee Doorashada Soomaaliya.
Ururka jaamacada carabta ayaa ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan doorashada somaliya iyo ismarinwaaga xukuumada fadaraalka ah,maamul goboleedyada qaarka iyo badi musharixiinta madaxwaynaha somaliya.
HALKAN KAGA BOGO ...
Saturday, February 13, 2021
-
DAAWO;-Abwaan Weedhsame Iyo Nuxurka Hadalkii Uu Ka Jeediyay Bandhiga Suugaaneedkii Abwaan Abees. “
“Waxaan Ku faraxsanahay In Cabdiraxmaan Abees, Isdhiibi Waayay In Halkii Lays Yidhi Mariya La Marin Kari Waayay”Abwaan Weedhsame
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo ka Qaybgalay Bandhig suugaaneed uu habeen xa...
Saturday, February 13, 2021
-
Sheekh Rusheeye Oo Sheegay In Booliska Somaliland Soo Samato-bixiyeen Carruur Uu Dhalay Oo Hargeysa Lagu Afduubay
Sheekh Rusheeye oo ka mid ah Culimada Soomaalida ee Dadka ku daweeya Qur’aanka isla-markaana deggan Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in la afduubay 5 Carruur ah oo uu dhalay, kuwaasi oo da’doodu u dhaxayso 3 illaa 10 jir.
...
Saturday, February 13, 2021
-
Maxkamadda ICJ Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadda Badda Ee U Dhaxaysay Kenya Iyo Soomaaliya
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee loo soo gaabiyo ICJ ayaa diiday codsigii ay dowladda Kenya u gudbisay maxkamadda kuna dalbatay in dhagaysiga dacwadda labada dal ee loo ballansan yahay 15-ka March dib loo dhigo.
Qoraa...
Saturday, February 13, 2021
-
Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Maanta Lagu Aasay Hargaysa
subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay geerida kutimid suldaankii guud ee beelah asomaliland suldaan maxamed cabdiqaadir oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa maantana lagu aasay
Sul...
Saturday, February 13, 2021
-
Beesha SAMANE CABDALE Oo Xisbiga Waddani Ku Wareejisay Musharixiintii Uga Qeyb Galaysay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deeganka + SAWIRRO
Madax dhaqameedka Siyaasiyiinta Iyo Aqoon Yahanka Beesha SAMANE Cabdle ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah xisbiga mucaaridkah ee Waddani ay ugu gudbisay musharaxiinta beeshaas u meteli doonta tartanka doora...
Saturday, February 13, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir + SAWIRRO
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid ahaa salaadiinta faca weyn, kaas oo xala...
Saturday, February 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|