|
Wararka
-
Wasaaradda Warfaafinta Oo Iska Difaacday Dhaliillo Uga Yimid Mucaaradka
Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa iska difaacday eedaymo ay u jeediyeen xisbiyadda mucaaradku oo la xidhiidhay in agaasimihii hore ee TV-ga qaranka xilka laga qaaday isagoo xanuunsanaya oo cusbitaal jiifa.
...
Monday, February 15, 2021
-
Wasaaradda Deegaanka Oo Boorama Ku Qabatay Wacyigelinta Ka Ganacsiga Harimacadka
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Boorama ka daah-furtay barnaamijka wacyigelinta la dagaalanka sharci darrada ah ee duur joogta.
Barnaamijkaasi oo ay wasaaradda de...
Monday, February 15, 2021
-
Hargeysa: Qaddo Sharaf Loo Sameeyay Agaasimaha Cusub ee TV-ga Qaranka Somaliland
Masuuliyiinta iyo wariyeyaasha ka hawl gala telefishanadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa Qaddo sharaf u sameeyay agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somaliland.
Munaasibadda Qadadda ahayd oo maanta ka qabsoont...
Monday, February 15, 2021
-
Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee G. Wakiiladda Oo Ku Biiraya Xisbiga Waddani
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa shaaciyay inuu ku biirayo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.
Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxaanu sheegay in kadib markii uu la tashi fara...
Monday, February 15, 2021
-
“Gaadhiga ka yimaadda Puntland ee la qabto Somaliland ayaa la wareegaysa
Home
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta deegaamo ka tirsan degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ka fulisay hawl-gallo lagu bur-burinayay Dhuxul fara badan oo la shidayay...
Monday, February 15, 2021
-
Dadweynaha Sool way u heelan yihiin lacagta Somaliland in la”
Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in deegaamo ka tirsan gobolkaasi ay markii u horaysay ka qabsoontay diiwaangelintii codbixiyeyaasha ee dhawaan dalka laga hirgeliyay.
Deegaamadaasi oo uu tilmaamay in wakh...
Sunday, February 14, 2021
-
Agaasimaha W. Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Isku-duweyaasha Goboladda
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta kulan la qaatay Isuduweyaasha gobolada dalka Ee wasaaradaasi.
Kulankaas oo ka qabsoomay xarun...
Sunday, February 14, 2021
-
Raysal Wasaarraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabadda Shirka Wada tashiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaad...
Sunday, February 14, 2021
-
Trump oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta, Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa
Donald Trump
Madaxweynihii hore ee lagaga adkaaday doorashadii Maraykanka ee natiijadeedu muranka baddan dhalisay, Trump, ayaa markii labaad dirqi kaga baxsaday Dimuqraadiyiinta.
Trump, waxa dacwada markii labaa...
Sunday, February 14, 2021
-
Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay
Xisbiga Waddani
Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe.
Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab oo ah guddoomiyaha gollaha dhexe.
Afgaab...
Sunday, February 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|