|
Wararka
-
Mashruuca Timir Qaybinta Gobolka Maroodijeex Oo La Soo Gebagabeeyay
Waxaa maanta la soo gebagabeeyay barnaamij Timir loogu qaybinayay dadka baahan iyo qoysas dan yar ah oo muddo laga wadday gobolka Maroodijeex.
Timirtaasi oo ay soo bixisay sanduuqa caawimooyinka ee bo...
Wednesday, February 17, 2021
-
Guulaha Diblumaasiyadeed iyo Waxqabadka Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ku Talaabsaday… Iskaashiga, Hirgelinta Mashaarico Horumarineed… Danjire Abdifatah
Guulaha Diblumaasiyadeed iyo Waxqabadka Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ku Talaabsaday... Iskaashiga, Hirgelinta Mashaarico Horumarineed... Danjire Abdifatah
Safiirka Somaliland u fadhiy...
Tuesday, February 16, 2021
-
DP World Oo Shaacisay Kharashka Ku Baxaya Mashaariic Ay Ka Fulineyso Somaliland
Madaxa Golaha maamulka DPWorld ahna Madaxa fulinta Suldaan Axmed bin Saliim oo u warramay Wakaalada Wararka Imaratka ee WAM ayaa waxa uu sheegay in DPWorld ay mashaariic isugu jirta horumarin iyo ballaarin ka fulin doonto sanadka...
Tuesday, February 16, 2021
-
Madaxwaynaha Dalka Turkiga Eedo Culus Ujeediyay Maraykanka
Madaxwaynaha dalka turkiga Rajib Dayib ordugan ayaa eedo culus ujeediyay dalka maraykanka isagoo sheegay in uu taageerayo kooxa xagjirka ah ee kuurdiyiinta
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Tuesday, February 16, 2021
-
DAAWO;-Gudoomiye Axmedyaasiin Sheikh Cali Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga Wadani Ku Qaabiley
Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada somaliand axmed yaasiin sheikh cali ayaanle oo wata boqolaal kamid ah taageeryaashiisa ayaa manta xisbiga wadani usameeyay munaasibad uu kuso dhwaynayo
Sidoo gudoomiye axmedyaasiin ayaa fa...
Tuesday, February 16, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan Layeeshay Madaxda Xisbiyada,Xeer Ilaalinta Iyo Xafiiska Imtixaanaadka!
Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta kula la yeeshay Saddexda Xisbi Qaran, Wasaarada Waxbrashada, Guddida Tacliinta Sare, Wasaaradda Maaliyada, Wasaradda Caafimaadka, Xeer-Ilaalinta Qaranka & Hay’ada Shaqaalaha Da...
Tuesday, February 16, 2021
-
Ciidamada Booliska Somaliland, Oo Xabsiga Utaxaabay Afar Qof Oo La Sheegay In Ay diinta Kiristaanka Faafinayeen.
21-kii bishii hore, ayaa Ciidammada Boolisku waxay Magaalada Hargeysa ku xidheen lamaane Magacyadooda lagu sheegay Maxamed Iyo Xamdi oo uu la socday Ilmo yar oo ay dhaleen iyo Aster oo u dhalatay dalka Itoobiya, Maalmo ka dib oo ...
Tuesday, February 16, 2021
-
ogo Cusub Oo Iftiimiyay Halka Ay Ku Dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Tabobar Ciidan Loogu Qaaday Dalka Eritrea
Barnaamijka Galka Baadhista ee Idaacadda VOA qaybteeda Soomaaliyga, ayaa lagu soo bandhigay xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Dhalinyaro Soomaali oo dowladda Soomaaliya tabobar ciidan ugu qaadday dalka Eritrea, kuwaas oo hadal hay...
Tuesday, February 16, 2021
-
Qaar Ka Mida Shaqaalaha W. Warfaafinta Oo Abaal-marino La Guddoonsiiyay
Xubno ka tirsan wasaaradda shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta abaal-marino la guddoonsiiyay.
Shaqaalahaasi oo tiradoodu dhamayd 30 qof oo ka kala hawl gala waaxyaha wasaaradaasi ayaa lagu t...
Monday, February 15, 2021
-
Diiwaangelinta Shaqaalaha D/Hoose Ee Hargaysa Oo La Daah-furay
Munaasibadda daah-furka diwaangalinta shaqaalaha Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa maanta lagu qabtay xarunta dawladda Hoose ee magaaladda Hargaysa.
Waxaana kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda arr...
Monday, February 15, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|