-
Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Bandhigay In Somaliland Ay Xaq U Leedahay Qadiyada Madax-banaanideeda Oo Ay Haysato Sharciyad Caalami Ah
Xisbiga South African Communist Party SACP ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay go’aaminta qadiyada madax-banaanideeda. Isla markaana ay haysato sharciyad caalami ah iyo mid maxali ah oo ay ku he...
Thursday, February 18, 2021
-
Dawlada Maraykanka Oo Digniin Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Magaalada Muqdisho
Safaarada dalka maraykanku ku leeyahay dalka somaliya gaar ahaan caasimad muqdisho ayaa muwaadiniinteeda ku sugan muqdisho uga digay in ay ka agdhawaadaan goobaaha maalinta bari ay ka dhacayaan banana baxyadu islamarkaana ay gaca...
Thursday, February 18, 2021
-
omaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Abniga Labada Dal Ah.
Wafti Uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo uu Weheliyaan xeer ilaaliyaha guud ,badhasaabka gobolka salal iyo safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti ayaa heshiish dhinac iskaashiga abniga labad...
Thursday, February 18, 2021
-
Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Camash oo u tartamaya golaha deegaanka Gabiley +SAWIRRO
Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Muxumed Guuleed Camash oo u tartami doona golaha deegaanka ee Gabiley.
Munaasibadda shaacinta murrashax Cabdi...
Thursday, February 18, 2021
-
Guddoomiye Ku-Xigeenka Sool Oo Ka Warbixiyay Qaadashadda Kaadhka Codbixinta
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sool Saleebaan Diiriye Cabdi, ayaa ka warbixiyay halka ay marayso qaadashadda kaadhka codbixinta gobolkaasi iyo gobolo kale ka bilaabantay.
Waxaanu sheegay in hawshaasi ay si ...
Wednesday, February 17, 2021
-
“C/rasaaqinii hore ayaan ahaanayaa idinkuna garta in aan Agaasime idiin ahay”…
Agaasimaha cusub ee telefishanka qaranka Somaliland C/rasaaq Cismaan Maxamed, ayaa balan qaaday inuu xilka loo igmaday si haboon u gudan doono intii awoodiisa ah mudadda uu masuuliyadaasi hayo.
Waxaanu ka cod...
Wednesday, February 17, 2021
-
Guddoomiyaha UCID Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi inay faro gelin ku hayso hanaanka soo xulista murashaxiinta gaar ahaana xisbigiisa.
Tallbaadaasi oo uu ku tilmaama...
Wednesday, February 17, 2021
-
Wasaaradda Isgaadhsiinta Oo Soo Bandhigtay Adeeg Midaynaya Xogaha Haayadaha Dawladda
Wasaaradda isgaadhsiinta tignoolajiyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo midaynaya nidaamyadda kala duwan ee ay haayadaha dawliga ah u shaqeeyaan.
Adeegaasi oo ah mid ay wasaarradaha iyo haayada...
Wednesday, February 17, 2021
-
acag Foojeri ah Oo La Sheegay In Ay Soo Gashay Suuqyadda Magaaladda Hargaysa
Waxaa maanta gebi ahaanba ay sarifleyaasha magaaladda Hargaysa joojiyeen in ay sarifaan lacagta dollarka Maraykanka ah.
Sidoo kale dukaamadda iyo meheradaha ganacisga ee isla magaaladda Hargaysa ayaa joojiyay i...
Wednesday, February 17, 2021
-
Sool: Dugsiyadda Dawliga ah Oo Loo Qaybiyay Buugaagta Manhajka Somaliland
Wasaaradda waxxbarashadda Somaliland ayaa buugaagta manhajka dawladda u qaybisay dugsiyadda dawliga ah ee gobolka Sool.
Qaybinta buugaagtaasi ayaana maanta laga bilaamay dugsiyadda ku yaalla gudaha magaaladda...
Wednesday, February 17, 2021
« Previous Page — Next Page »