|
Wararka
-
“Burcona Way Wanaagsan Tahay Hargaysa Iyo Berberna, Idinkaa Qabsaday Reer Burcooy”Wasiir Siciid Sulub.
-Wasiirka wasaarrada xanaanada xoolaha siciid sulub oo ka hadlayay munaasibad xadhig lagaga jarayay huteel laga hirgaliyay burco ayaa sheegay in Reer burco ay qabsadeen Hargaysa iyo berbera oo ay h leeyihiin fooqaqa ugu dhaadhee...
Sunday, February 21, 2021
-
DAAWO;-Hoodo Garays Oo Ka Warbixisay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Kula Kaceen Ciidanka Booliska Somaliland + Dhaawacyada Ay Qabto!
Saxafiyad Hoodo Garays oo ah gabadh Caanka Ah gayiga somalida ayaa ka warbixisay xadhig iyo jidh dil fool Xun oo ay ciidamada booliska Somaliland kula kaceen maalintii jimcihii iyada oo aan wax danbi ah faraha kula jirin.
Sido...
Sunday, February 21, 2021
-
Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay
Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin
.6
ra soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay iyagoo canbaareeyay sheegayna in ay aad uga xunyihiin in dad shacab ah oo si salmi uban...
Saturday, February 20, 2021
-
DAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa .
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowlad ku-meel gaadh ah ugu yeedhay dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib markii dhammaan hay’adaha dowladda uu wakhtigu ka dhammaaday.
Imaaraadka Carabta aya...
Saturday, February 20, 2021
-
DAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa .
-Waxgaradka, Aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo Haweenka beelaha harti ayaa munaasibad balaadhan oo ay ku Taageerayaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo ka sharaxan xisbiga kumiye musharxiintiisa gobolka maroodi ku Qabta...
Saturday, February 20, 2021
-
Qaramada Midoobay oo walaac xoogan ka muujisay xiisadaha ka taagan Muqdisho
Mugdisho— Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.
Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhinacyada ay khuseyso, waxa a...
Saturday, February 20, 2021
-
Guddoomiyaha Sool Oo Bulshadda U Diray Fariin Ku Aadan Covid-19
Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa uga digay bulshadda in ay ka feejignaadaan xanuunka Covid-19 oo soo laba kacleeyay.
Waxaanu faray bulshadda in ay ilaaliyaan waxyaabaha lagaga digtoonaan karro faafitaanka xanuunka...
Saturday, February 20, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Laba Kaclaynta Covid-19
Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in caabuqa Coronavirus uu mar kale ku soo laba kacleeyay dalka.
Waxaanu bulshada uga digay in ay ka feejignaadaan xanuunkaasi oo uu sheegay in mudooyinkan danbe ay kiis...
Saturday, February 20, 2021
-
Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Ayaa Ka Qayb-Galay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland + SAWIRRO
Madaxweyne ku-xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xuska maalinta dhalinyarada Somaliland, taas oo ku astaysan maalintii ay dhagaxa sameeyeen dhalinyaradii u UFFO ee 1982-kii...
Saturday, February 20, 2021
-
Siyaasiyiin Reer Somaliland ah Oo Qoomameeyay In Dalku Saddex Xisbi Yeesho Iyo Sobobta
Siyaasiyiinta kala ah Dr Maxamed cabdi Gaboose ,Maxamuud xaashi cabdi Iyo Prof ismaaciil hure bubaa oo madal casuumada ayaa ka hadlay marxaladihii ay Somaliland soo martay wakhtiyo ay usoo joogeen iyo midhaha asxaabta qaranka o...
Thursday, February 18, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|