Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh Oo Abaalmarino La Guddoonsiiyay
Shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii tegay ee Kastamka Kalabaydh ee gobolka Gabiley ayaa baalmatino la guddoonsiiyay.
Shaqaalahaasi oo tiradoodu dhamayd lix qof ayaa lagu soo xulay sidii ay shaqo wanaaga u muuji...