|
Wararka
-
Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-Fadhigooda 45aad
Golaha Wakiilada Somaliland PHOTO FILE
Fadhigaas waxa shirgudoominaayay gudoomiyaha golaha wakiilaada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ku sugnaa 42 xildhibaan, in ajandahaas la ansixiyo waxa ogolaaday...
Wednesday, March 10, 2021
-
DAAWO;-Gabadh Ka Tirsanayd Shaqaalaha Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Sheegtay In Ay Shaqadii Iskaga Tagtay Tacadi Lagula Kacay Awgeed.
Xamda xuseen oo kamid ahayd shaqaalaha wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada ayaa shaaciyay in ay gabi ahaanba iskaga tagtay shaqadii wsaarada iyadoo sheegtay in ay tacadi iyo fuquuq kala kulantay wasiirka wasaarada isgaadhs...
Tuesday, March 9, 2021
-
Tuesday, March 9, 2021 “Waxaa Loo Balansanaa In La Ansixiyo Ajandaha Golaha,Waxaase Buuxsamayi Waayay Kooramkii”Gudoomiye Baashe. HARGAYSA(W,N)-
Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa dgniin udiray xidlhibaanada golaha wakiilada ee ka maqnaa fadhigii manta ee golaha oo uqabsoomi waayay kooram la,aan
Sidoo kale gudoomiye baashe ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in la shaqayna...
Tuesday, March 9, 2021
-
DAAWO;-Wiil Reer Somaliland Ah Oo Ikhtiraacay Ama Hindisay Gaadiid Iyo Qalab Cajiib Ah
DAAWO;-Wiil Reer Somaliland Ah Oo Ikhtiraacay Ama Hindisay Gaadiid Iyo Qalab Cajiib Ah.
...
Tuesday, March 9, 2021
-
DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Gabadh Katirsanayd Shaqaalaha Wasaarada Oo Sheegtay In Tacadi Lagula Kacay.
Agaasimaha guud ee wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa iska difaacay eedo uga yimid masuuliyiinta wasaarada ugu sareeya gabadh katirsanyd shaqaalaha wasaarada oo sheegtay in tacadi lagula kacay darted ay sh...
Tuesday, March 9, 2021
-
Golaha Wakiillada Oo Wacad Ku Maray Inay Dib U Eegis Iyo Wax Ka Baddel Ay Ku Samaynayaan Xeerka Axsaabta Qaranka Iyo Guddoomiyayaal Farta Lagu Fiiqay
Xildhibaanada uu hadda wakhtigoodii sii gabaabsiga yahay ee Golaha Wakiillada Somaliland oo sabtidii toddobaadkan lixdii bishan Maarij 2021-ka uu furmay Kal fadhigoodii 45aad, kaas oo ah kal fadhigii ugu dambeeya ee muddo xileedk...
Tuesday, March 9, 2021
-
Faah-faahino Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane Ee Magaalada Muqdisho
dheeraada ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay madaafiic lagu garaacay xarunta xalanle ee fadhiga dawlada iyo haayadaha caalamiga ah ee magaalada muqdisho.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/hyCWstI...
Tuesday, March 9, 2021
-
Halkan Ka Akhri; Nuxurka Khudbad Sanadeedkii Madaxwayne Biixi Ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Jsl.
Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Mudane,Muuse Biixi Cabdi
Isniin, 08 March 2021
Shir-guddoonka Golaha Baarlamaanka JSL,
Mudanayaasha Golaha Barlamaanka ee Sharafta Leh,
...
Monday, March 8, 2021
-
Xildhibaano Ka Dareen Celiyay Khudbadii Madaxweynaha Jsl Ka Horjeediyay Labada Gole.
Xildhibaano Ka Dareen Celiyay Khudbadii Madaxweynaha Jsl Ka Horjeediyay Labada Gole.
...
Monday, March 8, 2021
-
Monday, March 8, 2021 Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Tirada Dadkii Iska Diwaan Galiyay Gobolada Somaliland.
Komishanka doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay tirade arasmiga ah ee dadkii iska diwaan galiyay gobolada Somaliland 2021
HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA;
Follow
wajalenews...
Monday, March 8, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|