|
Wararka
-
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Kala Saxeexday Heshiis Dayn Cafin Ah
Soomaaliya iyo Talyaaniga
Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxeexday Heshiis ku saabsan dayn deyn cafinta Soomaaliya.
Waxaa Soomaaliya heshiiskan u saxeexay Wasiirka Maaliyadda ...
Thursday, March 11, 2021
-
Xuska Dheemintii Nabi Muxammad (N.N.K.H) oo Hargeysa Lagu Qabtay
Xuska Dheemintii Nabi Muxammad (N.N.K.H)
Waxaa maanta magaaladda Hargeysa lagu qabtay munaasibad lagu Xusayay maalinta Micraajka Rasuulka (Scw) oo ahayd Maalintii Nabi Muxammad loo Dheelmiyey Samada sarre halka...
Thursday, March 11, 2021
-
Warbaahinta Dunida oo Waxka Qoray Hadal Ku Jiray Khudbad-sanadeedkii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Baarlamanka
Madaxweyne Biixi
Warbaahinta dunida qaarkood, ayaa wax ka qoray hadal ku jiray Khudbad-sanadeedkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu Toddobaadkan u jeediyey labada Gole ee Baarlamaanka.
Madaxwe...
Thursday, March 11, 2021
-
Xukuumada Oo Ka Hadashay Muda haraad Ay Maanta Sameeyeen Ardayda Dugsiga Salaama Iyo Amarada Ay la Dul Dhigtay Dugsiyada.
Ardayda dhigata dugsiga sare ee salaama ee magaalada hargaysa ayaa manta sameeyay mudo haraad ay kaga cabanayaan iskuulkooda kaasi oo ay ciidamada amaanku ka hor tageen in uu sii faafo
Wasiirka wasaarada waxbrashada,wasiir kuxigee...
Wednesday, March 10, 2021
-
Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee Liiska Musharixiinta Ay Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka
Gudoomiye kxigeenka kowaad ee xisbiga xaakimka kulmiye Axmed cabdi dheere ayaa musharixiinta ku war galiyay maalinta kama danbaysa ee xisbiga liiska musharixiinta ugudbinayo komishanka
Sidoo kale gudoomiye axmed ayaa musharixiinta...
Wednesday, March 10, 2021
-
Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya Ku Gacan Saydhay Dalab Loosoo Jeediyay.
:
Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya Ku Gacan Saydhay Dalab Loosoo Jeediyay.
...
Wednesday, March 10, 2021
-
Gudidii Loo Magacaabay Dhacdadii Dugsiga Nuuradiin Oo Go,aamo Soo Saaray
Gudi uu wasiirka wasaarada waxbarashadu umagacaabay dhacdadii ka dhacay dugsiga sare ee nuuradiin qaybtiisa inamada ayaa soo saaray awaamiir la xidhiidhka wixii dugsiga ka dhaca amaro ay dul digeen maamulka dusgiga,ardaydii falka...
Wednesday, March 10, 2021
-
DAAWO;-Xildhibaan Wali Xaawo Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo sobobta!
Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamid ah xuldhibaanada golaha wakilada ee wakhtigoodu dhamaanayo ayaa sheegay in uu iska casilay xubinimadii xisbiga wadani oo uu katirsanaa/
Sidoo kale xildhibaan awali ayaa faah faahin ka bixiyay...
Wednesday, March 10, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Lafilayo In Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumadiisa+ Tirada Xilalka Banaan Ee Ubaahan In La Buuxiyo!
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu dhawaan isku shaandhayn ku samaynayo Xukuumaddiisa.
Ma jiro War rasmiya oo Madaxtooyadu ku shaacisay arrintaasi, laakiin ilo-wareedyo ayaa Wargeyska Geeska Afri...
Wednesday, March 10, 2021
-
DAAWO;-Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa
Wasiirada wasaarada cadaalada,xidhiidhka golayaasha iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay shirwaynaha ururka qareenada somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa.
Waxaana munaasibadan shirkan hada...
Wednesday, March 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|