Iska Hor Imaad Dhimasho Sababay Oo Ka Dhacay Laascaanood
Home
Hal qof ayaa ku geeriyooday laba kalena waxaa soo gaadhay dhaawacyo iska hor imaad maanta ka dhacay magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Sool.
Iska hor imaadka ayaa ka dhashay laba qolo oo uu u ...
Friday, March 12, 2021
Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Magaaladda Badhan
Xaalad biyo la’aan aad u daran ayaa laga soo sheegayaa magaaladda Badhan oo ay haatan bulshadeedu la daalaa-dhacayaan xaaladaasi soo food saartay.
Waxaana sidoo kale kor u dhacay qiimaha biyaha lagu iibiyo, t...
Friday, March 12, 2021
Xamaaliinta Dekadda Berbera Oo Ka Cabanaya Maamulka Free Zone-ka
:Xamaaliinta ka shaqeeya dekadda magaaladda Berbera ayaa cabasho ka muujiyay maamulka Free Zone-ka.
Ururka xamaaliinta Berbera ay ku midaysan yihiin waxay sheegeen in maamulka Free Zone-ka ay doonayaan in ay kal...