-
DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Kulan La Yeeshay Waalidiinta Ardayda Waxka Barata
Maamulka guud ee dusgiyada nuuraadiin Ayaa Maanta kulan la qaatay waalidiinta ardayda waxka barata dugsiyada Nuuraadiin gaar ahaan qaybtii maalintii dhawayd ardayda gadoodsani burburiyeen kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay iskugu...
Thursday, March 18, 2021
-
Dawlada Itoobiya Oo Ogolaatay Baadhitaan Ay Hore Uga Diidaneyd Qaramada Midoobay In Lagu Sameeyo Gobolka Tigrey
Madaxa xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa ogolaatay codsigii Ethiopia ee oo ku saabsanaa in si wadajir ah baadhitaan loogu sameeyo woqooyiga gobolka Tigray, halkaasi oo Bachelet ay sheegtay in laga yaabo ...
Thursday, March 18, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-Galay Madal Ay Shirkadda Somtel Ku Daah-Furtay Saamiyo Cusub oo Ay Muwaadiniinta Siisay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay Daah-furka munaasibad ay shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL muwaadiniinta ugu oggolaatay fursad ay saamiyo ku darsan karaan shirkadda...
Wednesday, March 17, 2021
-
Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka UCID Oo Komishanka Loo Gudbiyay
Xogta murashaxiinta ka sharaxan xisbiga UCID ee u tartamaya goleyaasha deegaanka dalka ayaa maanta loo gudbiyay komishanka doorashooyinka.
Xubnaha murashaxiinta ah oo tiradoodu dhamayd 196 murashax ayaa ka kala ...
Wednesday, March 17, 2021
-
Kulmiye Oo Komishanka Doorashooyinka U Gudbiyay Murashaxiinta Uga Tartamaya Degmooyinka
Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shaaciyay in ay maanta u gudbiyeen komishanka doorashooyinka xogta, ama faylasha murashaxiinta xisbigaasi uga tartamaya degmo-doorashooyinka dalka.
Iyadoo ay maanta ku ekay...
Wednesday, March 17, 2021
-
Guddiga Kala Xulista Murashaxiinta Waddani Oo Soo Gebagabeeyay Hawshoodii
Guddiga kala xulista murashaxiinta u tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka ee xisbiga Waddani ayaa shaaciyay in ay soo gebagabeeyeen hawshii kala xulista murashaxiinta.
Kadib markii ay guddigaasi kala h...
Wednesday, March 17, 2021
-
Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Heerka Covid-19 iyo Tallaalkiisa oo Dalka La Keenay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu ka warramay heerka xanuunka Covid-19 dalka ka gaadhay tan iyo bishii maarso ee sannadkii hore oo labadii qof ee ugu horreeyey xanuunkaas lagaga helay Somali...
Wednesday, March 17, 2021
-
Dalagyadii Ugu Badnaa Oo Ka Soo Go’ay Mashruuca Banka Wajaale
Home
Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta ku wareejisay haayadda ka hor tagga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka midhaha dalagyo kala duwan oo laga beeray mashruuca banka Wajaale ee gobolka Gabil...
Wednesday, March 17, 2021
-
Hargaysa: Kulan Masuuliyiinta Lagu Barayo Dastuurka iyo Waddaniyadda
Home Latest
Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa kulan hawleed ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda ka furay magaaladda Hargaysa.
Kulankaasi ayay...
Wednesday, March 17, 2021
-
Boqol iyo Toban Kun oo Qoys in ka Badan ayaa Maanta Dadkeena u Baahan Gurmad Deg-deg ah”
“Boqol iyo Toban Kun oo Qoys in ka Badan ayaa Maanta Dadkeena u Baahan Gurmad Deg-deg ah”
Madaxweyne Biixi
“Dadkeena reer-guuraaga ah %70 way harraadan yihiin”
Madaxweynaha oo ka hadlay kor-u-kaca...
Wednesday, March 17, 2021
« Previous Page — Next Page »