-
Shacabka Hargeysa Oo Is Weydiinaya Halka Ay Martay Lacagtii Malaayiinta Doollar Ahayd Ee Guddida Karoona Fayras Loo Dhiibay!
Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga horjeestay Guddidii uu Madaxweyne Muuse Biixi dabayaaqadii sannadkii 2019-kii u Magacaabay ka hortaga cudurka Karoona Fayras,waxaanay sheegeen in aanay kalsooni...
Thursday, March 25, 2021
-
War Deg Deg Ah; Musharax Xamse Khayre Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Tartankii Musharaxnimo Ee Golaha Wakiilada Jsl + Sobobta
Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ahaa musharixiinta usharaxan golaha wakiilada gobolka Maroodi jeex ee xisbiga wadani kana mid ahaa dhalinyaradii sida wayn utaageertay gudomiye cirro wakhtigii u usharaxnaa madaxwaynah...
Thursday, March 25, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Sheegay In Aanay Taageeray Doorasho Hal Dhinac Oo Somaliya ka Dhacda
War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo korarsi ama doorasho hal dhinac.
“Dhammaan hoggaamiyayaasha muhiimka ah ee Soomaaliya waxay k...
Wednesday, March 24, 2021
-
Markab Xanibay Marin Biyoodka Suways Canal Iyo Saamaynta Isku Socodka Dunida
-Markab wayn ayaa ku xubaanay marin biyood suways kana lee isku xidha dunida badi waxaana lalal tacaalayaa sidii looga qaadi lahaa markab kan xanibay.
...
Wednesday, March 24, 2021
-
Laascaanood: Kulan Dhex Maray Guddoomiyaha Haayadda Maamul Wanaagga iyo Badhasaabka Sool
Wefti uu hogaaminayay guddoomiyaha haayadda maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee Somaliland Dayib Xaaji Cali, ayaa hawlo shaqo ku tegay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Waxaanay w...
Wednesday, March 24, 2021
-
Kiisaska Covid-19 Oo Si Xawli ah U Korodhay iyo Baaqa Agaasimaha Cusbitaalka Burco
Waxaa guud ahaanba kor u sii kacaya tiradda dhimashadda ee kiisaska xanuunka Coronavirus ee goboladda Somaliland gaar ahaana magaaladda Burco.
Waxaana muuqata in ay labadii bilood ee u danbeeyay si xawli ah u ko...
Wednesday, March 24, 2021
-
Wasaaradda Deegaanka Oo Hawl-gallo Ka Fulisay Degmooyin Ka Tirsan G. Maroodijeex
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa hawl-gallo la xidhiidha ilaalinta deegaanka iyo duur joogta ka fulisay degmooyinka ka tirsan gobolka Maroodijeex.
Waxaana hawl-galkaasi fuliy...
Wednesday, March 24, 2021
-
Hargaysa: Tartan Suugaaneed Loo Qabtay Ardayda Dugsiyadda Sare
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa hawl-gallo la xidhiidha ilaalinta deegaanka iyo duur joogta ka fulisay degmooyinka ka tirsan gobolka Maroodijeex.
Waxaana hawl-galkaasi fuliy...
Wednesday, March 24, 2021
-
DAAWO;-Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Nin Loo Xidhay Warqad Lagaga Been Sheegay Oo Uu Diiday In Saxeexo
Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid musharixiinta xisbiga ucid golaha wakiilada ee gobolka maroodi ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay musharaxnimadiisa ku hayaan xubno uuu sheegay in ay ku shaqaysanayaan shaadhkii ...
Tuesday, March 23, 2021
-
Dawlada Eritrea Oo Si Kulul U Cambaareysay Cuno qabateynta Ay Kusoo Rogtay Midowga Yurub
Eritrea ayaa cambaareysay waxay ay ku tilmaantay go’aanka ‘bahdilka ah’ kadib markii Midowga Yurub uu cunaqabateyn kusoo rogay xafiiska amniga u qaabilsan dalkaas arrimo la xidhiidha eedeymo ku saabsan tacaddiyo ka dhan ah x...
Tuesday, March 23, 2021
« Previous Page — Next Page »