|
Wararka
-
Yusuf Cabdi Gaboobe: Danjiraha Imaaraadka Ee Somaliland Wuxuu Albaabka U Furayaa Dalal Kale
Falanqeeye Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa Warsidaha Al-Monitor u sheegay in magacaabida Safiirka Imaaradka ee Somaliland, Danjire Abdullah Muhammad al-Naqbi ay albaab u furayso in dalal kale ay wakiillo u soo ma...
Wednesday, March 31, 2021
-
Xukuumadda oo Fasaxday Dugsiyada Waxbarashada
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqday inay fasaxday dhamaan dugsiyadii waxbarashada sababo la xidhiidha xannuunka COVID-19.
Waxaana sidaasi sheegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashad...
Tuesday, March 30, 2021
-
Xisbiga WADDANI oo Murrashaxooda Madaxweynaha Dib Ugu Doortay Cirro
Shirweynaha Saddexaad ee Golaha Dhexe ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta ka furmay Magaalada Hargeysa, waxana shirkaas dib loogu doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) inuu noqdo Murrashaxa...
Tuesday, March 30, 2021
-
Cumar Cabdirashiid oo Ka Digay Heshiis Milatari oo Ay Soomaaliya La Galayso Itoobiya iyo Eritrea
Home Latest News
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si weyn uga digay heshiis milatari oo dhawaan ay wada gaadhi doonaan Soomaaliya, Eriterea iyo Ethiopia.
Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in he...
Tuesday, March 30, 2021
-
Qoraa Caalami Ah oo Ka Waramay Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland iyo Sida Beesha Caalamku Awoodda U Saartay Soo Noolaynta Soomaaliyada Fashilantay
Home
Gordon Peake oo ah qoraa Caalami ah, ayaa ka hadlay qadiyadda Ictiraaf-raadinta ee Somaliland, waxaanu ka warramay sida Beesha Caalamku Awoodda u saartay soo noolaynta Soomaaliyada Fashilantay, isla-mark...
Tuesday, March 30, 2021
-
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay In La Beddelayo Hab-dhaqanka Ciidanka
Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland, Jeneral Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in la badalayo hab dhaqanka ciidamada ee bulshada.
Sidoo kale, waxaa uu balan qaaday in qofka danbiile ah loola dhaq...
Tuesday, March 30, 2021
-
OGEYSIIS! …..TABABARO XIRFADEED
...
Tuesday, March 30, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka oo Furay Adeegyo Cusbitaalka Hargeysa Lagu Kordhiyey
Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
Wasiirka Horumarinta Caafimaadka oo ay weheli...
Monday, March 29, 2021
-
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Xilliga Ay Kaadh-qaadashadu Ka Bilaabmayso Maroodi-jeex, Togdheer iyo Awdal
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), oo Maanta Warbaahinta la hadlay, ayaa Sheegay in 31 bishan March ay gobollada Maroodi-je...
Monday, March 29, 2021
-
Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dowladda
Baarlamanka Somaliland
Xildhibaanada aqalka golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku ansixiyay xeerka shaqaalaha dawladda ee xeer lanbar 97/2021, kaasi oo waxka bedel iyo kaabis lagu sa...
Monday, March 29, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|