|
Wararka
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Sheegay in Ansixintii Xeerka Ururrada Siyaaadda Loo Maray Nidaam Khalad Ah
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee dhawaan la ansixiyey in aan loo marin ansixintiisa nidaamkii saxda ahaa ee ku h...
Wednesday, April 14, 2021
-
Golaha Wakiillada oo Laalay Xeerka Tamarta oo Dhowaan Xukuumaddu U Soo Gudbisay
Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanadda golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay ku laaleen wax ka baddel lagu sameeyay xeerka tamarta Somaliland oo maalmihii u danbeeyay horyaalay golahaasi.
Kulankan oo ay s...
Wednesday, April 14, 2021
-
Beesha Caalamka oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Farmaajo
Qoraal ay si wadajir ah u soo wada sareen Dalalka Beesha caalamka ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka walaacsanyihiin meelmarinta 12-kii April uu Golaha Shacabka Soomaaliya meelmariyay qaraar lagu bedelayo heshiisk...
Wednesday, April 14, 2021
-
Badhasaabka Sool Oo Guddiyo U Magacaabay Covid-19 iyo Abaarraha
Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa magacaabay laba guddi oo ka hawl-gelaya arrimaha wacyigelinta caabuqa Covid-19 iyo wax ka qabashadda abaarraha.
Kadib markii uu badhasaabka xafiiskii...
Sunday, April 11, 2021
-
Safiirka Somaliland Ee UK Oo Qaabilay Weriye Mary Harper
Home
Safiirka Somaliland u qaabilsan dawladda Ingiriiska Cabdi Cabdillahi Xirsi (Dayax-weerar), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Tifatiraha arrimaha Afrika ee BBC Mrs. Mary Harper.
Wakiilka iyo weriyaha a...
Sunday, April 11, 2021
-
Xildhibaan Ka Dayriyay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan
Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalado abaareed oo uu kuu ku soo arkay qaar ka mida gobolada galbeedka dalka oo uu socdaal shaqo ku tagay.
...
Sunday, April 11, 2021
-
Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Ka Hadlay Curashada Bisha Ramadan
Home
Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa sheegay inay isha ku hayaan curashadda bisha Ramadaan.
Iyadoo ay jiraan masuuliyiin ay wasaaradu u xil saart...
Sunday, April 11, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray 106-Dhisme Oo Ay Wasaaradda Waxbarashadu Hirgelisay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo dhismeyaal kale oo loo bineeyey wasaaradda waxbarashada iyo sayn...
Sunday, April 11, 2021
-
Madaxwayne Geele Oo Markii Shanaad Loo Doortay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti,
Madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa doorashadii shalay ka dhacday dalkiisa ku guulaystay codadka 96.6% iyadoo aanay jirrin cid la tartamaysay marka laga reebo musharax madaxbanaan oo isagu madaxwayne geele uqurxinayay tartanka basle ...
Saturday, April 10, 2021
-
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Ururada Oo Wax Ka Beddelka Iyo Kaabista Lagu Sameeyay. H
DAAWO;-Gudoomiye Baashe Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xeerka Ururada Ee Ay Ansixiyeen, Sheegayna In Lagu Xusuusan Doono,
Follow
...
Saturday, April 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|