|
Wararka
-
Ergooyin Nabadeed oo Gaadhay Deegaanka Xudun Ee Gobolka Sool
Wafti uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Sool oo ka kooban madax-dhaqameed iyo masu’uuliyiin kale ayaa maanta u baxay deegaanka Xudun, si loo joojiyo Colaada ka socota deegaankasi.
Waxaa lagu soo waramayaa i...
Saturday, April 17, 2021
-
Ku Xigeenka Xoghayihii Hore Ee Mareykanka U Qaabilsanaa Afrika oo Caalamka Ku Soo Jeediyey Somaliland
Ambassador Tibor Nagy
Ku xigeenkii xoghayihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika, noqdayna Safiirka Maraykanka ee Dalalka Guinea iyo Itoobiya Ambassador Tibor Nagy, ayaa ka hadlay Faraqa u dhexeeya Somalil...
Saturday, April 17, 2021
-
Warbaahinta Dunida oo Qaadaa-dhigay Bayaankii Somaliland Ka Soo Saartay Xaaladda Soomaaliya
Home Latest
Muuse Biixi iyo Farmaajo
Warbaahinta dunida qaarkood, ayaa ka hadlay Warka Dawladda Somaliland Shalay ka soo saartay Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, taasi oo sii cakirantay markii ay qa...
Saturday, April 17, 2021
-
Suldaanka Guud Ee Somaliland oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriraya Xudun
Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland
Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanka Ceelka D...
Saturday, April 17, 2021
-
Sarakiil iyo Ciidan Ka Soo Goostay Maamulka Puntland oo Somaliland Isu Soo Dhiibay
Saraakiil iyo ciidan ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan, ayaa maanta isu soo dhiibay Somaliland.
Saraakiishan iyo ciidanka oo ka tirsanaa Ciidanka difaaca ma...
Wednesday, April 14, 2021
-
Maraykanka Oo Ka Hadlay Muddo Kordhintii Baarlamaanka Soomaaliya
Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay muddo kordhintii ay shalay golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya sameeyeen.
Tallaabadaasi ayay dawladda Maraykanku ku tilmaantay mid wiiqaya amaanka iyo naba...
Wednesday, April 14, 2021
-
Suldaan Ibaraahin Jaamac Samatar oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Gabiley
Waxaa goor-dhawayd oo maanta ah magaalada Gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo shalay ku geeriyooday dalka Turkiga
Aaska Suldaanka waxaa ka qaybgalay Madaxweyn...
Wednesday, April 14, 2021
-
Guddiga Nabadgalyada Gobolka Togdheer oo War Ka Soo Saaray Mudaharaadyadii Ka Dhacay Burco
Guddiga nabadgeliyada gobolka Togdheer, ayaa waxa ay ka hadleen mudaharaadyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaaladaasi.
Guddiga ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay nabad galyada ilaaliyaan isla mar...
Wednesday, April 14, 2021
-
Ciidamada Booliiska Somaliland oo Xabsiga Dhigay Wariye Aadan Cabdi Ciidle
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wariye Aadan Cabdi Ciidle oo mudo dheer ku soo jiray Warbaahinta dalka.
Ciidamada Booliiska ayaana xalay abaaro 2 habeenimo wariye Aadan Cabdi Ciidle ka qa...
Wednesday, April 14, 2021
-
Somaliland oo Caalamka U Soo Bandhigtay Hungada Soomaaliya Ka Taagan Tahay Kalitalisnimada Farmaajo
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka xun tahay qaska Siyaasadeed iyo Dimuqraadiyad la’aanta ka jirta dalka la dariska ah ee Soomaaliya.
Sidaasna waxa lagu sheegay War-murtiyeed ka soo baxay Wasaaradda...
Wednesday, April 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|