Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay madal kulmisay haldoorka beelaha bariga burco iyo galbeedkeena goob joogna ay ahaayeen masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa sigaar ah ula hadlay beeshiisa taasi oo la xidhiidha doorashooyinka dalka iyo doorka ay ka qaadato beeshiisu.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *