HomeWararkaC/raxmaan Saylici Oo Qaabilay Madaxa Sucuudiga U Qaabilsan Afrika

C/raxmaan Saylici Oo Qaabilay Madaxa Sucuudiga U Qaabilsan Afrika

: Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay madaxa boqortooyadda Sucuudiga u qaabilsan wadamadda qaaradda Afrika oo booqasho ku yimid Somaliland.
Kulankaasi oo ka dhacay xafiiska madaxweyne ku-xigeenka Somaliland waxaa ku wehelinayay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda oo uu ka mid ahaa guddoomiyaha haayadda u diyaar garowga iyo ka hor taga aafooyinka dabiiciga ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments