-Wasiirka wasaarrada xanaanada xoolaha siciid sulub oo ka hadlayay munaasibad xadhig  lagaga jarayay huteel laga hirgaliyay burco ayaa sheegay in Reer burco ay qabsadeen Hargaysa iyo berbera oo ay h leeyihiin fooqaqa ugu dhaadheer

Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa  ka hadlay sida aanu ku ganacsanayn asxaabta Somaliland islamarkaana aanay jirin wali wax lagu soo dhiirado

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *