HomeWararkaBoqor Buurmadow Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne biixi, Gudoomiyaha Guurtidana Ugu Baaqay...

Boqor Buurmadow Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne biixi, Gudoomiyaha Guurtidana Ugu Baaqay In Uu Dalka Ka Badbaadiyo

Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale bqor buurmadow ayaa madaxwayne biixi ku tilmaamay masuul aan tudhaale lahayn islamarkaana soomaliland looga cabsi qabo in uu halis galiyo

Dhanka kale boqor buurmadow ayaa gudoomiyayaasha golaha guurtida iyo wakiilada ugu baaqay in ay dalka ka badbaadiyaan halis uu galiyo muuse biixi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

"Digtaytar Taladii dalka wadi kari waayay Jaanis yaan la siin..." Boqor Buur-Madow

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments