Waxaana maanta mar kale cabasho xoogan arrintaasi ka muujiyay Derawaladda ku shaqaysta Booyadaha biyaha  gaar ahaana kuwa  biyaha u soo dhaamiya magaaladda Hargaysa.

Kuwaasoo sheegay in kor u kaca ku yimid qiimaha lagu iibiyo shiidaalka ay ku soo began tahay xilia ay dalka ka taagan yihiin abaarro daran, isla markaana biyaha laga soo dhaamiyo meel aad u fog fog.

DAAWO: CABASHADDA DERAWALADDA BOOYADAHA:

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *