Maamulka degmadda Salaxley ee gobolka Maroodijeex ayaa gaadhi kala wareegay taliska booliska Somaliland.

Baabuurkaasi oo loogu tallo galay ciimadda booliska degmadaasi waxaa lagu wareejiyay guddoomiyaha degmadda Salaxley Axmed Buraale Iimaan.

Waxaana baabuurkaasi ku caawiyay taliyaha booliska Somaliland oo ay hore uga codsadeen maamulka degmadu.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *