HomeWararkaBishan barakaysan waa muraayad,🌙 aynu ku aragno nabarada aynu isu geysannay!

Bishan barakaysan waa muraayad,🌙 aynu ku aragno nabarada aynu isu geysannay!

Walaaltinimadu waa shayga kaliya ee ka xoog badan nacaybka.💪✨ Qabyaaladduna waa sun qallijasay naxariistii iyo walaaltinimadii dhexdeena.

Ramadaan waa bil naxariis, milgo iyo mideyn.

Waxay ina xusuusinaysaa in waxa ina mideeya ay ka weyn yihiin waxa ina kala fogeeya.

Dahabshiil Group waxay idin leedahay

“𝐀𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐝𝐞𝐲𝐧𝐨 𝐐𝐮𝐥𝐮𝐮𝐛𝐭𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐲𝐧𝐨 𝐐𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 “

#Dahabshiil #MideeyahaQuluubta #RamadanMubaarakBulshotv
– apps on google play – https://bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
https://www.facebook.com/BulshoNewsTv
https://twitter.com/bulshotvnews
visit latest news Blogger https://tvbulsho.blogspot.com

All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: https://bit.ly/3d2Q7Ls

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments