Sanadihii u danbeeyay guud ahaanba gobolka Sool gaar ahaana magaalo madaxdiisa Laascaanood waxaa ka hirgalay horumar aad y balaadhan.
Horumarkaasi oo ah mid aad u balaadhan oo muuqda ama la taaban karo, ayaa isugu jiray mid ka kooban dhinacyo kala duwan.


Kuwaasoo ay ka mid yihiin mashaariic horumarineed oo aad u tiro badan oo ay xukuumadda Somaliland ka hirgelisay.
Sidoo kale horumarrada ka tisqaaday Laascaanood waxaa ka mid ah dhinaca amniga oo isbedel aad u weyni ku yimid.
Hadaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij uu telefishanka qaranka Somaliland ka diyaariyay horumarka kala duwan ee ka taabo galay Laascaanood.

DAAWO: BARNAAMIJKAASI:

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *