HomeWararkaBadhasaabka Sanaag Oo Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

Badhasaabka Sanaag Oo Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

    

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Eng. Axmed Cismaan Xasan,  iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay cusbitaalka guud ee magaaladda Ceerigaabo.

Badhasaabka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay taliyaha qaybta booliska ee gobolka Sanaag iyo masuuliyiin kale, kormeerkaasi oo la xidhiidhay u kuur gelidda hawlaha shaqo ee cusbitaalka Ceerigaabo.

Waxaanay kormeerkaasi badhasaabka iyo masuuliyiintii kale ee la socday ayaa mid mid u soo marray qaybaha kala duwan ee cusbitaalka Ceerigaabo, iyadoo ay halkaasi warbixino ku siiyeen shaqaalaha iyo masuuliyiinta cusbitaalku.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments