HomeWararkaAwdal: Waddo Laga Hirgeliyay Buurta Siimoodi Oo Xadhiga Laga Jaray

Awdal: Waddo Laga Hirgeliyay Buurta Siimoodi Oo Xadhiga Laga Jaray

    

Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo laga hirgeliyay buurta Siimoodi ee gobolka Awdal taasoo dhererkeedu dhan yahay 15KM.

Waxaana Wadadaasi  hirgelisay shirkadda shirkadda Siimoodi, oo muddo sanado ah hawlo macdan qodis ka waday buurtaasi.

 

Buurta Siimoodi ayaa laga qodaa Macdan iyo Dahab, balse waxay dhibaato weyni ka haysatay dadka buurtaasi hawlaha macdan qodista u tagga waddo la’aan daran oo ka jirtay.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments