4 Feb 2026, Wed
Facebook-f
Telegram-plane
Youtube
X-twitter
Instagram
Linkedin-in
Pinterest-p
Home
Wararka
Articles
News in English
Arimaha Diinta
Contact
About Us
admin
home
admin
Wararka
Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Dadka Uga Raaftay Laascaanood
admin
October 3, 2021
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay sababaha keenay inay dalka ka mastaafuriso boqollaal qof oo…
Wararka
Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe
admin
October 2, 2021
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo Socdaal ku tagay…
Wararka
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray!
admin
October 2, 2021
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo xildhibaano katirsan golaha ayaa ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo…
Wararka
“Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe
admin
October 2, 2021
Warning: Trying Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo Socdaal…
Wararka
Guddoomiyaha SOLJA Oo Shaaciyay Bilawga Tartanka Cawke Aword
admin
October 2, 2021
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta…
Wararka
Boorama:Xafiiska Haayadda dhawrista Tayadda Oo Xadhiga laga Jaray
admin
October 2, 2021
Badhasaabka gobolka Awdal oo uu wehelinayo guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska ay haayadaasi…
Wararka
Laascaanood: Booliska Oo Magaaladda Ka ururiyay Dadka Ka Soo jeeda K.Soomaaliya By admin – October 2, 2021045 Laascaanood (HP): Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka soconaya magaaladda Laascaanood hawl gallo ay ciidamadda amaanku ku ururinayaan dadka ka soo jeeda koonfurts Soomaaliya. Hawl galadaasi ayay ciidamadda boolisku ku beegsanayaan dadka aan u dhalan Somaliland ee ka soo jeedda koonfurta Sooomaaliya. Kuwaasoo u badan ganacsato ayaa la sheegay in ciidamadu ay suuqyadii ay ku ganacsanayeen ay ka ururiyeen, kadibna ay geeyeen meel xerro ah. Halkaasoo la isugu keenay ku dhawaad boqol qof oo ah dad aan u dhalan Somaliland ee ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya. Waxaanay wararku sheegayaan in xataa qaar ka mid ahaa ganacsatadaasi in meheradahoodii albaabadda la isugu dhuftay, isla markaana laga kexeeyay. Sababta keentay in magaaladda Laascaanood ayaa lagu tilmaamay mid la xidhiidha tallaabo wax lagaga qabanayo amaanka magaaladaasi. Iyadoo ay mudooyinkan danbe magaaladda Laascaanood ka dhaceen dilal loo gaystay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda Somaliland ka tirsan. Dilalkaasi kala danbeeyay ee Laascaanood ka dhacay ayaan ilaa hadda cid loo qabanin, inkastoo ay booliska iyo maamulka gobolka Sool ba sheegaan in baadhitaan la waddo. Hase yeeshee kadib markii ay adkaatay in wax raad ah loo hello cidii ka danbaysay dilalkaasi ayaa ciidamadda amaanku ay tallaabadani qaadeen. Talaabadani ayaa lagu tilmaamay mid la xidhiidha si amniga wax looga qabto, isla markaana loo xaqiijiyo sugnaantiisa ayay ciidamadda amaanku qaadeen. Dadkan laga ururiyay magaaladda Laascaanood oo meel xerro ah la isugu geeyay ayaa la sheegay in maalmaha soo socda loo tarxiilo dhinacaasi iyo koonfurta Soomaaliya. Geesta kale hawl galadani Laascaanood lagaga raafayo dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili ay magaaladaasi ku sugan yihiin wefti wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland. Weftigaasi oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo muddo saddex maalmood ah ku sugan Laasaacnood ayaa kulamo la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshadda. Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo uu maamulka gobolka Sool iyo haayadaha amaanku kaga hadleen tallaabadani lagu raafayo dadka aan u dhalan Somaliland ee ku nool Laascaanood.
admin
October 2, 2021
Home :Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka soconaya magaaladda Laascaanood hawl gallo ay ciidamadda amaanku ku ururinayaan dadka…
Wararka
Wargayska Financial Times Oo Warbixin Dheer Ka Qoray Dedaalka Ay Somaliland Ugu Jirto Qaddiyadda Aqoonsi Raadinta Js
admin
September 29, 2021
Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee Financial Times ayaa qoray warbixin ku Wajahan Jamhuuriyadda Somaliland iyo dedaalka ay muddada soddonka…
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
32
33
34
35
36
37
38
39
40
41
42
43
44
45
46
47
48
49
50
51
52
53
54
55
56
57
58
59
60
61
62
63
64
65
66
67
68
69
70
71
72
73
74
75
76
77
78
79
80
81
82
83
84
85
86
87
88
89
90
91
92
93
94
95
96
97
98
99
100
101
102
103
104
105
106
107
108
109
110
111
112
113
114
115
116
117
118
119
120
121
122
123
124
125
126
127
128
129
130
131
132
133
134
135
136
137
138
139
140
141
142
143
144
145
146
147
148
149
150
151
152
153
154
155
156
157
158
159
160
161
162
163
164
165
166
167
168
169
170
171
172
173
174
175
176
177
178
179
180
181
182
183
184
185
186
187
188
189
190
191
192
193
194
195
196
197
198
199
200
201
202
203
204
205
206
207
208
209
210
211
212
213
214
215
216
217
218
219
220
221
222
223
224
225
226
227
228
229
230
231
232
233
234
235
236
Top Search
Popular Post
Uncategorized
Don’t Hesitate to Roam the World For Your Favorite Foods
Uncategorized
The Best Yummy Italian Pasta Receipe for All Food Travelers
Uncategorized
Traveller’s Tip: Where to Find the Best Food Around Shanghai
Uncategorized
Bali Travel Experience: Combine Luxury with a Real Life Adventure
Tags
Business
cinema
health
helth
sport
Sports
Most Read
Uncategorized
Don’t Hesitate to Roam the World For Your Favorite Foods
admin
October 20, 2022
Uncategorized
The Best Yummy Italian Pasta Receipe for All Food Travelers
admin
October 20, 2022
Uncategorized
Traveller’s Tip: Where to Find the Best Food Around Shanghai
admin
October 20, 2022
Uncategorized
Bali Travel Experience: Combine Luxury with a Real Life Adventure
admin
October 20, 2022
Follow us
Facebook
Network
Youtube
Instagram
Linkedin
Pinterest
Top Categories
Arimaha Diinta
7
Articles
20
Business
5
Economy
8
Featured
0
Health
9
Muuqaalo
0
News
1
News in English
19
Science
0
Sports
6
Tech
2
Travel
3
Uncategorized
91
Uncategorized
0
Wararka
1740
Western
5
World
8