admin

admin

Xisbiga kulmiye Oo Sheegay In Siyaasi Maxamuud Xaashi Ay Ka Saareen Xisbiga Iyo Arimaha Ay Ku Sobobeeyeen!

Warsaxaafadeed kazoo baxay xisbi xaakmika kulmiye islamarkaana uu ku sexeexan yahay gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga axmed cabdi dheere ayaa…

Ciidamada Amisom Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedayntii Uga Timid Ahlu Suna Waljamaac

Ciidamada nabad ilaalinta ujooga somaliya ee amisom ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedaymo ay usoo jeediyeen ururka ahlu suna waljamaaca…

Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.

Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cai xaaji xasan ayaa si rasmi ah ushaaciyay in uu utartamayo gudoomiyaha xisbiga wadani oo shirkan…

Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka Oo Sheegay In Ay Iyagu Dacwad Ka Gudbiyeen Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhame Iyo Arinta Ay Uhaystaan,

Gudoomiyaha haayada caymiska qaranka Saleebaan bukhaari ayaa sheegay in ay iyagu dacwad ka gudbiyeen xoghayaha arimaha xisbiga wadani maxamed sidiiq…

Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Maayarrada 23-Ka Degmo-Doorasho Ee Dalka Iyo Arimaha Uu kula dardaarmay!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay dhammaanba maayarrada kala duwan ee dhawaan loo…

Wargeyska The Star Oo Wax Ka Qoray Wefti Somaliland ka socda Oo La Kulmay Beesha Caalamka.

Weftigii Somaliland ee uu hoggaaminaayay wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Ciise Keyd ayaa Nayroobi kula kulmay waddamada bahwadaagta ah ee…

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal.

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland gaar ahaan beelaha hargaysa iyo gabiley ayaa wax lagu xumaado ku…

“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Biixi.

Madaxwayne Biixi oo maayarada dalka kulan uu la qaatay ka hadlayay ayaa sheegay in Dawladaha Hoosena ay xeerar Waxay Curin…