admin

admin

Wasiiro Xukuumada Katirsan Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Agabar Oo Roob ka Da,ay Ay Ku Dhinteen Xoolo Tiro Badan.

Wasiirka wasarada isgaadhsiinta,wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha ,badhasaabka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley ayaa kormeer ku tagay degmada agabar ee…

Komishaneer Kaltuun Sh, Cabdi Xasan Oo Ku Gacan Saydhay Gudi Baadhiseed Madaxwayne Biixi Usoo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka,Kana Digtay In La Burburiyo Tacabka Somaliland!

“Waxaan Ku Talinaynaa In Aan La Burburin Tacabkii Sommaliland Soo Dhisaysay Mudada 20Sano Ah, Iyo Samcada Ay Ka Dhaxashay Doorashooyinka”Marwo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda xafiiska madaxweynaha dalka Senegal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda xafiiska madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda…

Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Baratay Dastuurka iyo Waddaniyadda

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shahaadooin guddoonsiiyay 3000 oo arday dhamaystay barashadda Dastuurka iyo Waddaniyadda oo noqonaya dufcadii…

“Waan ku amaanayaa wasaaradda iyo xukuumada ba waana…”

Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland C/rasaaq Khaliif Axmed, ayaa xukuumadda madaxweyne Biixi ku bogaadiyay in ay samaysay goobo lagu barto dastuurka…

Madaxweyne Biixi oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadda Soomaaliya

)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashadda madaxweynenimo ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland…

Sool: Shir Lagu Nabadaynayay Laba Beelood oo La Soo Gebagabeeyay

– Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay shir lagu heshiisiinayay laba beelood…

Badhasaabka Gabiley Oo Unbulance Ku Wareejiyay Degaanka Caadda

: Badhasaabka gobolia Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta baabuur Anbulance ah ku wareejiyay maamulka degaanka Caadda ee woqooyiga Gabiley.…