admin

admin

– Waxaa maanta magaaladda Gabiley kulan ku yeeshay wasaarradaha dowladda Somaliland ee loo yaqaano daneeyeyaasha horumarinta reer Miyiga. Shirkaasi oo…

Faysal Cali Waraabe: “Saaxiibkay Muuse Biixi Waxan Kula Talinayaa In Uu Iscasilo”

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa fariin culus oo xaasaasi ah u diray Madaxweynaha Somaliland…

Ardayda Jaamacadda Alpha Oo Lagu Tababaray Deminta Khataraha Dabka

: Jaamacadda Alpha university faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa ardayda wax ka barata jaamacadaasi u qabatay tababar ku saabsan maaraynta Dabka.…

Caynaba: Cuqaal Waxgarad iyo Hween Lagu Tababarayo Dastuurka iyo Waddaniyadda

):Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ka daah-furtey tababar ku saabsan…

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Midnimo Oo Ka Hadlay Safarka MBC Ee Sanaag

): Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo C/qaadir Xaamud, ayaa ka hadlay safarka uu madaxweyne Biixi ku joogo gobolka Sanaag. Siyaasi C/qaadir…

Weftiga MBC Oo Kulan La Yeeshay Madax-Shaqameedka Gobolka Sanaag

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa caawa…

Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay

: Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta bisha June ayaa lagu qabtay buurta Gacan-Libaax ee gobolka…

Wasiir Ku-Xigeenkii Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Is-casilay

): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Naasir Caydiid, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay…